Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Puntland oo qaabilsay wefdi ka socda hay’adda FAO

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Puntland, Siciid Cismaan Aadan (Fiisigis), ayaa maanta oo Sabtiya xafiisiisa Garoowe ku qaabilay madaxa hay’adda FAO u… Sii akhri

Posted on May 8, 2021May 8, 2021 by News Office

In ka badan 170 qof oo ku dhaawacmay weerar Israa’iil ku qaaday masjidka Al-Aqsaa

Posted on May 8, 2021May 8, 2021 by News Office

In ka badan 178 qof oo Rayid  ah, ayaa ku dhaawacmay weerar ay xalay Ciidamada Israa’iil ku qaadeen masjidka barakaysan… Sii akhri

Soomaaliya oo beenisay in ay ka laabatay dacwaddii badda ee kala dhexaysay Kenya

Posted on May 8, 2021May 8, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa waxba kama jiraan ka dhigay wararka ku saabsan in… Sii akhri

Yemeni Refugees Arrive in Bosaso

Posted on May 8, 2021May 8, 2021 by cph

Bosaso (PP News Desk) — Sixty Yemeni refugee families and Somali returnees have in Bosaso earlier today. Puntland Interior Ministry… Sii akhri

Midowga Afrika oo Ergay gaar ah u soo magacaabay Soomaaliya

Posted on May 8, 2021May 8, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, Mousa Faki, ayaa si rasmiya u magacaabay Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya.… Sii akhri

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqday qoysas uu saameeyay Roobka

Posted on May 8, 2021May 8, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay booqday qoysaskii uu saameeyay Roobkii saacadihii… Sii akhri

Qaxooti ka badan 60 Qoys oo soo gaaray Boosaaso

Posted on May 7, 2021May 7, 2021 by News Office

Ilaa 61 Qoys oo ka kooban Soomaali iyo Yemeniyiin ka soo cararay colaadda ka aloosan waddanka Yemen, ayaa maanta oo… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland iyo Guddoomiyaha Shirkadda DP World oo Hargeysa ku kulmay

Posted on May 7, 2021May 7, 2021 by News Office

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xarunta  madaxtooyada Hargeysa ku qaabilay wefdiuu hoggaaminayey gudoomiyaha shirkada DP World ahna maareeyaha… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo u safray dalka Sacuudi Carabiya

Posted on May 7, 2021May 7, 2021 by News Office

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble maanta oo jimce ah u ambabaxay dalka Sacuudi Carabiya. AF-hayeenka xukuumadda Soomaaliya, Maxamed… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo Muqdisho ku geeriyooday

Posted on May 7, 2021May 7, 2021 by News Office

Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Jimce ah ku geeriyooday magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close