Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Booliiska Qardho oo xabsiga dhigay 13 askari oo ka tirsan Daraawiishta Puntland

Booliiska magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka karkaar, ayaa xalay xabsiga dhigay 13 askari oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland, sida… Sii akhri

Posted on January 6, 2022January 6, 2022 by News Office

Saraakiil ka tirsan Ilaalada Villa Somalia oo baaritaan loogu yeeray

Posted on January 6, 2022January 6, 2022 by News Office

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa amar ku bixiyay in loo yeero shan sarkaal Ciidan oo lagu… Sii akhri

Waxa Dhici Kara Marka Madaxdu Daacadnimo oo Keliya Shaqaalaha Ku Xulato

Posted on January 5, 2022January 6, 2022

Iyadoo Soomaalidu la kufaakacayso habka 4.5 oo ragaadiyay dowlad dhisidda, waxaa jirta in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo haya waddadii… Sii akhri

Sarkaal Taliye Sirdoon ka soo noqday Somaliland oo loo magacaabay Af-hayeenka PSF

Posted on January 5, 2022January 5, 2022 by News Office

Agaasimaha Hay’adda PSF S/Guuto, Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr ayaa markii u horraysay magacaabay Af-hayeenka Ciidanka PSF. Amiin Xaaji Khayr ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo saaxiibadiis oo lagu eedeeyay curyaaminta dimuqraadiyadda Puntland

Posted on January 5, 2022January 5, 2022 by Desk

Guddoomiyihii hore ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Deni iyo saaxiibadiis curyaaminta barnaamijka dimuqraadiyadda… Sii akhri

Dad ku eedaysan qalqal-gelinta Boosaaso oo xabsiga loo taxaabay

Posted on January 5, 2022January 5, 2022 by News Office

Qaar kamid ah wadayaasha takaasida magaalada Boosaaso ayaa la xiray, kadib markii lagu eedeeyay in ay warar abeen-abuur ah faafinayeen,… Sii akhri

Al-shabaab iyo Daacish oo ku dagaallamay buuraleyda Gobolka Bari

Posted on January 5, 2022January 5, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya buuraleyda Cal-miskaad ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo… Sii akhri

The Second Drone Age Is Here and It’s a Free-For-All

Posted on January 5, 2022January 5, 2022

The Second Drone Age Is Here and It’s a Free-For-AllThe technology has always had destructive potential, but weaponization has now… Sii akhri

Waa in aan la siyaasadaynin muranka dhul beeleedka Saaxmeygaag – Faallo

Posted on January 5, 2022January 5, 2022

Mas’uuliyadda ilaalinta nabad-ku-wada-noolaanshaha dadku waxay saaran tahay hoggaanka siyaasadeed. Sidee bay colaad dib uga aloosantay dhul beeleedka Saaxmeygaag oo dhowr… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho

Posted on January 4, 2022January 5, 2022 by Desk

Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa maalintii labaad shir… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close