Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Siciid Deni iyo Axmed Karaash oo ku muransan kursiga Golaha Shacabka ee Hop#221

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa ku muransan Kursiga Golaha Shacabka ee Hop#221 oo laga… Sii akhri

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by News Office

Puntland oo heshiisiisay saraakiishii ku kala irdhoobay khilaafkii PSF

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by Desk

Xarunta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Boosaaso waxaa maanta ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen saraakiishii kala duwanaa ee ku kala… Sii akhri

Rooble oo sheegay in aan la aqbali karin dib u dhac kale oo doorashada ku yimaada

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre… Sii akhri

Gaadiidleyda Garoowe oo ka cabanaya qiima koror ku yimid shidaalka

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by News Office

Gaadiidleyda ku dhaqan caasimadda Garoowe ayaa ka cabanaya sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka. Sicirka shidaalka ayaa maalmo kooban… Sii akhri

Sheekh Mustafe Ismaaciil: “Dhisidda damiirka ayaa ka habboon kasbashada aqoon badan”

Posted on March 10, 2022March 13, 2022

Sheekh Mustafe Ismaaciil, oo muddo ku soo jiray fidinta diinta Islaamka, ayaa si qoto-dheer uga hadlay aqoonta badatay iyo dadnimo-wanaagga… Sii akhri

Asaasaha Worldremit oo helay farriin in lacag barakace loo soo diray

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Ismaaciil Axmed, asaasaha shirkadda xawilaadda caalamiga ah Worldremit, ayaa farriin ka helay hay’adda Qaramada Midoobay u… Sii akhri

Guddiga doorashada dadban ee Puntland oo laga sugayo lixdii kursi ee u dambaysay

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashada heer Puntland ayaa laga sugaya in ay shaaciyaan doorashada lixdii kursi ee u dambaysay golaha shacabka. Doorashada… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo qabanaysa doorashada kuraastii u danbaysay golaha shacabka

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay doorashada kuraastii ugu dambeysay ee Golaha Shacabka. Qoraal… Sii akhri

Doorashada saddex kursi oo maanta lagu qabanayo Beledweyne

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Heer dowlad Goboleed ee Maamulka HirShabeelle ayaa lagu wadaa in ay maanta Beledweyne ku qabtaan… Sii akhri

Kuraas beri lagu dooran lahaa Beledweyne oo la hakiyay

Posted on March 9, 2022March 9, 2022 by Desk

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa hakiyay saddex kursi oo doorashadooda beri lagu qaban lahaa Beledweyne. Qoraal ka soo baxay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close