Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Suldaan Siciid iyo Islaan Ciise oo xalay kulan la yeeshay Madaxweyne Deni

Suldaan Siciid Maxamed Garaase iyo Islaan Ciise Islaan Maxamed ayaa xalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Kulanka… Sii akhri

Posted on March 13, 2022March 13, 2022 by News Office

Dadka Gardafuu oo ka cabanaya “is hortaag lagu sameeyay dhisidda waddada Lafogorayo”

Posted on March 13, 2022March 13, 2022 by Desk

Gardafuu (Wararka PP) — Roobab da’ay bishii November 2019kii ayaa sababay in ay go’do waddada Lafogorayo oo halbowlaha u ah… Sii akhri

Diplomacy Remains the Only Option in Ukraine

Posted on March 13, 2022March 13, 2022 by cph

Vladimir Putin’s war on Ukraine is horrific and barbaric. Yet it could still be ended with a diplomatic solution in… Sii akhri

Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland oo qabtay nin ku eedaysan dilka laba ruux

Posted on March 13, 2022March 13, 2022 by News Office

Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Mudug ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen eedaysane loo haysto dilka laba ruux. Mowliid Maxamuud… Sii akhri

Halista Heshiisyada Sida Xilkasnimo-darrada ah Soomaaliya u gasho — Faallo

Posted on March 12, 2022March 28, 2022 by cph

Laba heshiis oo maamullo Soomaaliyeed ay galeen ayaa keeni gaaray in laba dal ay weerar ku soo qaadaan Soomaaliya. Soomaaliya… Sii akhri

Ukraine oo Ruushka ku eedaysay in uu masaajid duqeeyay

Posted on March 12, 2022March 12, 2022 by News Office

Wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine ayaa maanta oo Sabti ah sheegtay in Ciidamada Ruushka ay duqeeymo ka geeysteen  Masaajid ay magangelyo… Sii akhri

Gudiga doorashada heer Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka 7 kursi

Posted on March 12, 2022March 12, 2022 by News Office

Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Koofur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka la qabanayo doorashada Todobo Kursi oo deegaan doorashoodu tahay magaalada… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo Isimada Cumar Maxamuud oo isfaham ka gaaray Kuraasta Golaha Shacabka

Posted on March 12, 2022March 12, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Isimada Beesha Cumar Maxamuud oo xalay ku kulmay Madaxtooyada Garoowe ayaa isfaham ka gaaray kuraasta… Sii akhri

Musharax Xildhibaan Xirsi Cabdi Oog oo u kuur-galay xaalada degmooyin ka tirsan Mudug iyo Nugaal

Posted on March 12, 2022March 12, 2022 by News Office

Musharrax Xildhibaan Xirsi Cabdi Oog oo u tartamaya Kursiga Golaha Shacabka ee tirsigiisu yahay #Hop198 ayaa ayaa socdaal u kuur-gelid… Sii akhri

Mid ka mid xildhibaannadii lagu doortay Kimsaayo oo ku geeriyooday Nairobi

Posted on March 11, 2022March 11, 2022 by Desk

Xildhibaan Maxamuud Maxamed Kuulow oo ka mid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya ee aan weli la dhaarin ayaa galabta ku geeriyooday magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close