
Isbaheeysiga NATO oo sheegay in Ciidamadooda ay ku jiraan diyaar garow Dagaal
Xoghayaha Guud ee NATO, Jens Stoltenberg ayaa Maanta oo Arbaca ah sheegay in ciidamada isbaheysiga NATO ay ku jiraan diyaar… Sii akhri
Xoghayaha Guud ee NATO, Jens Stoltenberg ayaa Maanta oo Arbaca ah sheegay in ciidamada isbaheysiga NATO ay ku jiraan diyaar… Sii akhri
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka horyimid Jadwalka dhammaystirka Doorashada dadban ee uu shaaciyay Guddiga Doorashada heer Federaal (FIET). Galmudug ayaa… Sii akhri
Guddiga hirgelinta doorashada dadban ee heer Puntland ayaa maanta doortay guddoomiye ku xigeen cusub sida lagu sheegay war ka soo… Sii akhri
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Durran Axmed Faarax ayaa Maanta la kulmay Danjiraha Dawladda Shiinaha ee Soomaaliya… Sii akhri
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray jadwalka hannaanka loo marayo isu keenista, shahaado bixinta iyo dhaarinta xildhibaannada labada Aqal… Sii akhri
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Puntland ayaa goordhaweyd shaaciyay jadwalka qabashada doorashada lixda kursi ee ka harsan xubnaha golaha shacabka ee… Sii akhri
Lix kursi oo keliya ayaa ka harsan xubnaha golaha shacabka ee laga soo doorto Puntland. Madaxweyne Deni, ayaa amar ku… Sii akhri
Madaxweyne Deni iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa xalay Garoowe ku yeeshay kulan gaar ah oo ku saabsan xallinta muranka… Sii akhri
Ciidamada Puntland ayaa xalay fashiliyay dabley ka tirsan Al-shabaab oo doonayay in ay weerar ku qaadaan magaalada Boosaaso. Ciidamada ayaa… Sii akhri
Taliyihii Ciidanka Asluubka Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa maanta loo doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri