Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka oo ka horyimid xeer ay ansixiyeen Golaha Wasiirada

Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa ku wargeliyay Ra’iisal Wasaare Rooble in la joojiyo xeer-nidaamiyaha sharciga maaraynta maaliyadda, oo… Sii akhri

Posted on May 22, 2022May 22, 2022 by Desk

Puntland: Dil ka dhacay Gaalkacyo

Posted on May 22, 2022May 22, 2022 by Desk

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo lagu dilay Sakariye Siciid Salaad oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo ahaa sarkaal ka tirsan dowladda… Sii akhri

Ethiopia’s civil war has been bad news for press freedom

Posted on May 22, 2022May 22, 2022 by cph

The government arrests and sometimes beats journalists who criticise it Does reporting a crime make you an accomplice to it?… Sii akhri

Dhaqaale laga jartay Soomaaliya oo dib loo soo celinayo

Posted on May 22, 2022May 22, 2022 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in deeq-bixiyaasha Caalamku ay dib u bilaabi doonaan kabka miisaaniyadda Soomaaliya oo… Sii akhri

Human Rights Watch oo soo saartay digniin la xiriirta duqaymaha Maraykanku ka fuliyo Soomaaliya

Posted on May 22, 2022May 22, 2022 by News Office

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ka digtay in ciidamada Maraykanka ee lagu celinayo Soomaaliya ay fuliyaan duqaymo… Sii akhri

Erdogan oo ku booriyay Sweden in ay joojiso taageerada kooxaha argagixisada

Posted on May 22, 2022May 22, 2022 by News Office

Madaxweynaha waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku booriyay Ra’iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson in ay qaado tallaabo dhab ah… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay degmada Marka

Posted on May 22, 2022May 22, 2022 by News Office

Ciidanka xooga dalka soomaliyeed ayaa xalay howgal ay ka sameeyeen magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku soo… Sii akhri

Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo kulan saddexaad ku yeeshay Madaxtooyada

Posted on May 21, 2022May 21, 2022 by Desk

Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,… Sii akhri

IMF oo si feejignaan leh u taageeraysa dowladda federaalka

Posted on May 21, 2022May 28, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP ) — Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) ayaa oggolaaday in uu dowladda federaalka Soomaaliya taageero siinayo seddexda bilood… Sii akhri

Maxkamadda Garoowe oo saaka u fadhida dacwad ku saabsan dhoofinta geed-quwaaxa

Posted on May 21, 2022May 21, 2022 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Garoowe ayaa saaka mar kale u fadhida dhegaysiga dacwadda ku saabsan dhoofinta dhirta loo yaqaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close