Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland Waxay U Baahan Tahay Shir Wadatashi Dhexdeeda

Garoowe (Faallo) — Shalay Guddoomiyha Golaha Guurtida ee maamulka goosashodoonka ah la magaxbaxay Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan wuxuu sheegay in dowladda… Sii akhri

Posted on May 7, 2025May 7, 2025

Shir qaran loo dhammayn oo ka furmay Muqdisho

Posted on May 6, 2025May 6, 2025 by Desk

Magaalada Muqdisho waxaa galinkii dambe ee maanta shir uga furmay madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah madaxda… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay Garoowe soo galinayso ciidamo hub ka dhigis ku sameeya guud ahaan magaalada

Posted on May 6, 2025May 6, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo go’aanno ka soo saartay amniga Garoowe ayaa sheegtay in ay ciidamo soo galinayso caasimadda, si ay hub… Sii akhri

Ciidamo ka tirsan Puntland oo mushaar la’aan uga soo baxay difaacii degaanka Af-Urur ee buuraha Calmadow

Posted on May 6, 2025 by News Office

Ciidamo ka tirsan Puntland oo sheegay in ay mushaar la’aan ka gadoodsan yihiin ayaa ka soo baxay degaanka Af-Urur oo… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in aysan Beesha Caalamka hal dollar uga helin dagaalka ay kula jirto argagixisada Daacish

Posted on May 5, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay in aysan beesha caalamka wax taageero maaliyadeed ah uga helin dagaalka ka dhanka ah argagixisada… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in uu qaban-qaabinayo shir ku saabsan badbaadinta Soomaaliya

Posted on May 5, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ka baaqday Shirkii uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Sheekh ee la filayo in uu ka furmo… Sii akhri

Somali PM Urges Full Release of War Detainees

Posted on May 5, 2025May 5, 2025 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — The Prime Minister of Somalia, Hamza Abdi Barre, lauded efforts to exchange war detainees following… Sii akhri

Analysis: Why it’s time for African led-growth

Posted on May 5, 2025May 6, 2025 by cph

The old models of development are fraying. G7 countries have historically supported results-driven investments that have not only turned the… Sii akhri

Booliska Puntland oo laba eedaysane u qabtay dil xalay ka dhacay magaalada Garoowe

Posted on May 4, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qeybta Booliska Gobolka Nugaal, ayaa xaqiijiyey in laamaha amniga ay ku guuleysteen in gacanta… Sii akhri

Sida Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke Uga Hortagay Kala Goynta Soomaaliya

Posted on May 4, 2025May 4, 2025

Muqdisho (Faallo ) — Sanadkii 1969kii ka hor intaysan ciidammadu afgambinin dowladdii rayidka, waxaa Soomaaliya ka dhacday doorasho. Doorashadaas waxaa lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close