Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo lagu cadaadinayo in uu Baarlamaanka ka madax-banneeyo Villa Somalia

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaya cadaadis xooggan oo kaga imaanaya Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka kuwaasi oo… Sii akhri

Posted on July 9, 2024July 9, 2024 by News Office

Soomaaliya iyo Mareykanka oo iska kaashanaya dhinaca Amniga Garoomada iyo Duullimaadyada

Posted on July 9, 2024July 9, 2024 by News Office

Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayaa maanta la kulmay mas’uuliyiin ka socota hay’adda TSA oo Mareykanka u qaabbilsan Amniga Garoomada.… Sii akhri

Xildhibaan mudda dheer ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo ku geeriyooday magaalada Laascaanood

Posted on July 9, 2024July 9, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdrisaaq Axmed Siciid ayaa tacsi u diray ehelada, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar… Sii akhri

Ruushka oo duqayn xooggan la beegsaday Isbitaalka Carruurta ee caasimadda Ukraine

Posted on July 9, 2024July 9, 2024 by News Office

Weerar ay saraakiisha Ukraine ku tilmaameen kii ugu sheegeen mid ka mid ah kuwi ugu khasaaraha badnaa, ayaa la xaqiijiyay… Sii akhri

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-khaatumo oo Kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti

Posted on July 8, 2024 by News Office

Hoggaamiyaha SSC-khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Jabuuti.… Sii akhri

Hoggaamiyaha SSC-khaatumo oo shir la yeeshay Madax ka tirsan Urur Goboleedka IGAD

Posted on July 8, 2024 by News Office

Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo booqasho rasmiya ku jooga Dalka Jibuuti ayaa maanta kulan la qaatay Madaxda u sarraysa Ururka… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq

Posted on July 8, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq, Mudane… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Xisaab Xirka Sannad Maaliyeedka 2023-ka

Posted on July 8, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada  Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane… Sii akhri

A Water Supply Company in Mogadishu Contemplates Acquisitions

Posted on July 8, 2024July 8, 2024 by cph

Mogadishu (PP Report) — Before the privately owned water companies emerged in 1994, Mogadishu had been without running clean water… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo cabsi xooggan ka muujiyay in la inqilaabo dowladdiisa

Posted on July 8, 2024 by News Office

Dowladda Itoobiya oo sannado badan la daalaa dhacaysay khilaaf siyaasadeed oo hoose ayaa sidoo kale halis ugu jira in la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close