Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddoomiye Mursal oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Cape Town ee dalka Koonfur Afrika

Xaflad lagu soo dhaweynayey wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Cape Town… Sii akhri

Posted on August 9, 2019August 9, 2019 by News Office

Puntland oo shaacisay in ay 7 degmo ka qabanayso doorashada golayaasha degaanka

Posted on August 9, 2019August 9, 2019 by News Office

Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland, ayaa xalay shaacisay jadwalka dhismaha golayaasha degaanka 7 degmo oo ka kala tirsan gobollada Bari,… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay natiijada hordhaca ah ee Qaraxii Dowladda Hoose Xamar

Posted on August 9, 2019August 9, 2019 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday, natiijada Hordhac ah ee ka soo baxday, baaritaankii hay’adaha Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku wadeen,… Sii akhri

Ururka IGAD oo shaaca ka rogay Mowqifkiisa ku aaddan doorashooyinka Jubbaland

Posted on August 8, 2019August 8, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Mas’uuliyiin ka tirsan Ururka IGAD ayaa soo gunaanaday socdaal ay maalmihii lasoo dhaafay ku joogeen xarunta Jubbaland… Sii akhri

Wasaarada Waxbarashada DF oo amar culus kusoo rogtay Iskuullada ku yaalla Somalia

Posted on August 8, 2019August 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Talciinta Sare ee Dowladda Federaalka Somalia ayaa amar culus kusoo rogtay dhammaan iskuullada… Sii akhri

Ardaygii Kaalinta kowaad u galay Imtixaanka 8-aadka Puntland oo deeq waxbarasho helay

Posted on August 8, 2019August 8, 2019 by News Office

Hay’adda Waddaniga ah ee Taddamun Social Society-TASS ayaa waxbarasho lacag la’aan ah ugu deeqday ardaygii kaalinta kowaad ka galay fasallada… Sii akhri

Puntland oo xabsiga ka siidaysay wadaad mudda laba bilood ah u xirnaa

Posted on August 8, 2019August 10, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa xabsi ku yaalla magaalada Boosaaso ka sii daysay wadaad kamid ahaa saddex nin oo ciidamada Amniga Puntland… Sii akhri

Al-shabaab oo la wareegtay degaan ku yaalla gudaha kenya

Posted on August 8, 2019August 8, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegaya in malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab ay saacado kooban la wareegeen, degaan… Sii akhri

Warbixin: Natiijada Imtixaanka 8-aadka Puntland oo faahfaahsan

Posted on August 8, 2019August 8, 2019 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland, ayaa Khamiista maanta shaacisay Natiijada Imtixaanka fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe ee… Sii akhri

Doorashooyinka Baarlamanka iyo Golayaasha Degaanka Somaliland oo markii lixaad dib u dhacay

Posted on August 8, 2019August 8, 2019 by News Office

Doorashooyinka Baarlamanka iyo Golayaasha Degaanka Somaliland ayaa markii lixaad dib u dhacday sida uu goor dhoweyd shaaciyay guddida doorashooyinka Somaliland.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close