Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Galmudug oo awaamiir ku soo rogtey shacabka kunool Koonfurta Galkacyo.

Wasaaradda aamniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxa ay awaamiir dhanka ammaanka la xiriirta… Sii akhri

Posted on August 12, 2019August 12, 2019 by Gambool

Wasaaradda caddaladda Puntland oo ka digtey in xabsiyada lagu hayo maxbuus waqtigiisii dhaafay.

Posted on August 12, 2019August 12, 2019 by Gambool

Wasaaradda caddaaladda iyo arrimaha diinta ee xukuumadda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inaysan aqbali doonin in xabsiyada Puntland lagu hayo… Sii akhri

Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso

Posted on August 12, 2019August 12, 2019 by News Office

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in goor dhoweyd halkaasi uu ka dhacay qarax miino… Sii akhri

Howlgal deegaamo lagu qabsaday oo ka socda Shabeellaha Hoose.

Posted on August 12, 2019August 12, 2019 by Gambool

Ciidamada milatariga ee dowladda Soomaaliya oo kaashanaya howlgalka nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM ayaa waxa ay howlgallo ka dhan… Sii akhri

Dad lagu laayay degaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag

Posted on August 12, 2019August 12, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa sheegay in saaka halkaasi ay dad ku laayeen dableey hubaysan… Sii akhri

Col. Caarre oo nabad la qaatay guddigii dhexdhexaadinta isaga iyo Muuse Biixi

Posted on August 12, 2019August 12, 2019 by News Office

Suldaan Axmed Cismaan (Cadda-gude) oo ahaa guddoomiyaha oday dhaqameedkii dhex dhexaadinayey xukuumadda Somaliland iyo Col Caarre ayaa sheegay in iyaga… Sii akhri

Turkiga oo Iiraan uga hiilliyay Maraykanka iyo xulafadiisa

Posted on August 12, 2019August 12, 2019 by News Office

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay xoojinta xiriirka kala dhexeeya jamhuuriyadda Islaamiga… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo farxadda Ciidda shacabka Muqdisho la damaashaadayan

Posted on August 11, 2019August 11, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa maanta qeybaha kala duwan ee Shacabka Muqdisho kula ciiday beerta Nabadda… Sii akhri

wasiir ka tirsan xukuumadda Federaalka oo Soomaaliya oo ballan-qaadyo u sameeyay shacabka Galdogob

Posted on August 11, 2019August 11, 2019 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildh. Sadiiq Xirsi Warfa ayaa maanta boqollaal dadweyne ah… Sii akhri

Sheikh Aadan Siiro oo sheegay in Muuse Biixi iyo qoyskiisu ay wax walba boobeen

Posted on August 11, 2019August 11, 2019 by News Office

Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheikh Aadan Siiro) oo saaka khudbad u jeediyay shacab Salaadda Ciidda ku tukaday magaalada Hargeysa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close