Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kenya oo sheegtay in wefdigii uga qeyb-galay Caleema-saarkii Axmed Madoobe ay ogolaansho ka haysteen dowladda Soomaaliya

Mas’uul ka tirsan dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in wefdigii ka socday dalkaasi ee ka qeyb-galay xafladdii Caleema-saarka madaxweynaha… Sii akhri

Posted on November 4, 2019November 4, 2019 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo saaka ciidamo dheeriya gaysay Dhuusamareeb

Posted on November 4, 2019November 4, 2019 by News Office

Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa saaka ciidamo dheeriya oo ka tirsan Booliska gaarka u carbisan ee lagu magacaabo Haramacadka waxay ku… Sii akhri

Abdulqadir Mumin oo sheegay in uu daacad u noqon doono hoggaanka cusub ee Daacish

Posted on November 4, 2019November 4, 2019 by News Office

Hoggaamiyaha garabka Daacish ee ku sugan buuraleyda gobolka Bari ee Puntland (Somalia), ayaa wacad ku maray in uu daacad u… Sii akhri

Khasaare ka dhashay roobab mahiiggaana oo ka da’ay Puntland

Posted on November 4, 2019November 4, 2019 by News Office

Roobab mahiiggaan ah oo 24-kii saac ee la soo dhaafay ka da’ayay degaanno ka tirsan Puntland, ayaa la soo sheegayaa… Sii akhri

Saraakiisha ciidamada dowlada Federaalka oo kulan u qabtay bulshada Guriceel

Posted on November 4, 2019November 4, 2019 by News Office

kulanka waxa uu ka dhacay xaruunta Taliska Booliska degmada Guriceel, waxaana isugu yimid saraakiisha ciiqamada qalabka sida ee dowlada federaalka… Sii akhri

Puntland oo wejigii kowaad ee gurmadka u dirtay Beledweyne

Posted on November 3, 2019November 3, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay sagootinta wejiga 1-aad ee Gurmadka Puntland ee walaalaha… Sii akhri

Deni oo sheegay in Puntland heshiisyo la gelayso shirkado Maalgeshi oo aan dowladda Federaalka soo marin

Posted on November 3, 2019November 3, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid  Cabdullaahi Deni oo xalay hadal ka jeediyay degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal, ayaa sheegay in Puntland… Sii akhri

Wasaarada Cadaaladda Puntland oo Garoowe ka daah-furtay kulan ku saabsan Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya

Posted on November 3, 2019November 3, 2019 by News Office

wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Puntland ayaa maanta Garoowe ku qabatayKulan ku saabsan ka doodista iyo kala tashiga bulshada… Sii akhri

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Puntland oo ka warbixiyay safar uu ku tegay dalka dibaddiisa

Posted on November 3, 2019November 3, 2019 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee  Golaha Wakiillada dowladda, Ismaaciil Maxamed Warsame Oo Safar ugu Maqnaa dalka Dibaddiisa, ayaa Maanta dib… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo digniin adag u jeedisay kooxda Ahlusunna

Posted on November 3, 2019November 3, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye oo xalay warbaahinta kula hadlay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close