Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

FLOODS CAUSE MASSIVE DISPLACEMENT IN QARDHO

Qardho (PP News Desk ) —  The district of Qardho woke up last night to floods caused by torrential rains of… Sii akhri

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by cph

Beesha Caalamka oo soo dhowaysay Dib u-Heshiisiintii Jubaland

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by News Office

Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa soo soo dhoweeyey wada-hadalladii maamulka Jubaland iyo Golaha Isbadal doonka Jubaland, ee hogaamiyey heshiis… Sii akhri

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo ku baaqay in loo gurmad Shacabka Qardho

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by News Office

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin, oo kamid ah Isimadda waawen ee Puntland, ayaa marka hore Tacsi u diray Shacabka Puntland gaar… Sii akhri

Xukuumadda Federaalka oo la faray in ay Guddi gurmad oo deg-deg ah u saarto musiibada daadadka Qardho

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo si deg deg ah ugu ambabaxay magaalada Qardho

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goor dhoweyd u ambabaxay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, halkaas oo ay khasaaare… Sii akhri

Puntland oo faahfaahin ka bixisay khasaaraha la diiwaan-geliyay ee fatahaadda Qardho

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by News Office

Duqa degmada Qardho Cabdi Siciid Cismaan Dheere, oo haatan wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha… Sii akhri

Maxaa ka soo kordhay Khasaaraha Fatahaadda Qardho?

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by News Office

Warar hordhaca ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho ee ka dhashay daadadka ku fatahay magaalada Qardho ee xarunta gobolka… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay daadad xooggan oo ku fatahay magaalada Qardho

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by News Office

Khasaare baaxad leh oo u badan burbur hantiyeed ayaa ka dhashay daadad xooggan oo xalay ku fatahay magaalada Qardho ee… Sii akhri

Roobabka gu’ga oo daadad xooggan ku fatahay magaalada Qardho

Posted on April 27, 2020April 28, 2020 by News Office

Roobab mahiiggaana oo saacadihii u dambeeyay si xawliya uga da’ayay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa daadad xooggan ku… Sii akhri

PRESIDENT DENI FACES CRITICISM FOR THE APPOINTMENT OF THE POLICE FORCE COMMANDER

Posted on April 27, 2020April 27, 2020 by cph

Garowe ( PP News Desk ) — Puntland President Said Abdullahi Deni is facing criticism for appointing Brigadier General Abdi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close