
Jubaland oo mamnuucday xirashada Niqaabka
Dowlad goboleedka Jubaland ayaa digniin adag ka soo saartay xirashada indha-shareerka dumarka ee loo yaqaan Niqaabka. Qoraal maanta oo Khamiis… Sii akhri
Dowlad goboleedka Jubaland ayaa digniin adag ka soo saartay xirashada indha-shareerka dumarka ee loo yaqaan Niqaabka. Qoraal maanta oo Khamiis… Sii akhri
Waxaa maanta magaalada Jowhar ku geeriyooday Wasiirkii Hubka Dhigista iyo Dhaqan Celinta Maleeshiyaadka maamulka Hirshabeelle Axmed Cumar Gaabow. Axmed Cumar… Sii akhri
Wasiirkii Waxbarashada dowlad goboleedka Jubaland Macalllin Maxamed Ibraahim ayaa dalka Hindiya ku geeriyooday sida uu xaqiijiyay madaxweyne Axmed Madoobe oo… Sii akhri
Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa xalay shaacisay in 13 bukaan oo cusub laga helay xanuunka COVID-19 kadib baaritaan shalay lagu sameeyay… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka internetka kaga qeyb galay shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee… Sii akhri
The National Electoral Board of Ethiopia has announced that it will be unable to conduct the 2020 national elections due… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay… Sii akhri
Ku-xigeenka wakiilka gaarka ah ee xogyaha guud ee QM u qaabilsan Arrimaha isku xirka bani’aannimada ee Soomaaliya, Adam Cabdelmowla ayaa… Sii akhri
Imtixaanka Shahaadiga ah ee dowladda Puntland, ayaa la xaqiijiyay in aysan wax saamayn ah ku yeelan doonin, go’aanno shalay ka… Sii akhri
Guddigii uu madaxweynaha Galmudug u magacaabay u gurmadka degaannada daadadku sameeyeen aya xalay gaaray degaanka Bacadweyne ee Koonfurta gobolka mudug… Sii akhri