Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author sooyaal

Two dead, three injured as suspected Shabaab militants attack bus in Mandera

Mandera-Kenya-(PP)-Two people died while three others were injured Monday morning after a bus travelling from Nairobi to Mandera was attacked… Sii akhri

Posted on December 21, 2015December 21, 2015 by sooyaal

Nin lagu dilay degmada Hodan ee gobolka Banaadir

Posted on December 21, 2015December 21, 2015 by sooyaal

Muqdisho-(PP)-Wiil dhallin yara ah ayaa goor dhow lagu dilay afaafka hore ee carwadii caalamiga magaalada Muqdisho. Ninkan la toogtay ayaa… Sii akhri

Xasan sheekh oo ku wajahan Beledweyne

Posted on December 21, 2015December 21, 2015 by sooyaal

Beled-weyne-(PP)-Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa iney maanta gaadhaan magaalada… Sii akhri

Bus exploded in Nairobi

Posted on December 21, 2015December 21, 2015 by sooyaal

Nairobi-(PP)-At least 15 passengers were Sunday evening injured when an explosive went off inside a matatu in Umoja area, Nairobi.… Sii akhri

Bas ku qarxay bartamaha Nairobi

Posted on December 21, 2015December 21, 2015 by sooyaal

Nairobi-(PP)-Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku dhaawacantay qarax galinkii dambe ee maanta ka dhex dhacay gaari Matatu ah oo marayay… Sii akhri

Caasimadda Hiiraan iyo Shabeellada dhexe oo laga dhigayo Buulo-burte

Posted on December 21, 2015December 21, 2015 by sooyaal

Muqdisho-(PP)-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu dhawaaqay in magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe lagu qaban doono… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ku dagaallamay nawaaxiga Jalalaqsi

Posted on December 20, 2015December 20, 2015 by sooyaal

Jalalaqsi-(PP)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo ay kaabayaan kuwa AMISOM ayaa maanta kula dagaallamay tuulada Ceel-muluq oo hoos tagta degmada Jalalaqsi… Sii akhri

Hiiraan oo loo magaabay guddoomiye cusub

Posted on December 20, 2015December 20, 2015 by sooyaal

Beled-weyne-(PP)-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu magacawday inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusf Axmed Hagar… Sii akhri

Xuseen Cirfo oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday

Posted on December 20, 2015December 20, 2015 by sooyaal

Muqdisho-(PP)-Guddoomiyaha Gobolka Gal-gaduud ee dowladda Soomaaliya, Xuseen Cali Weheliye [Cirfo] oo dhaawac fudud uu kasoo gaaray rasaas ay gaari uu… Sii akhri

Maalinta Boliiska Soomaaliyeed oo laga xusayo Muqdisho

Posted on December 20, 2015 by sooyaal

Muqdisho-(PP)-Waxaa maanta laga xusayaa meelo badan oo tirsan dalka Soomaaliya sanad guuradii 72-aad ee ka soo wareegtay Aas aaska ciidanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close