Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Waare oo Jowhar kula Kulmay Xildhibaano Diidan Ansixinta Wasiiradiisa Cusub

Magaalada Jowhar ee xarunta KMG ah ee Maamulka Hir Shabelle ayaa xalay waxaa ka dhacay kulan u dhaxeeyay Madaxweynaha maamulka… Sii akhri

Posted on December 25, 2017 by Cowke

Kenya oo Heegan galisay Amaanka Dalkeeda iyo Cabsi laga qabo Weeraro Al-Shabaab

Posted on December 25, 2017 by Cowke

Wararka laga helayo Magaalooyinka dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Amaanka ee dalka kenya ay heegan buuxa galiyeen… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Posted on December 25, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed. Dilkaan ayaa waxa… Sii akhri

El Clasico: Ciyaarta ugu daawashada badan dunida oo goordhow la Ciyaari doono

Posted on December 23, 2017December 23, 2017 by Cowke

Dunida oo Dhan ayaa waxa ay isha ku hayaan ciyaarta ugu xiisaha iyo xamaasada badan ee dunida ee loo yaqaano El… Sii akhri

Madaafiic ku dhacday meel aan ka fogeyn Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho

Posted on December 23, 2017December 23, 2017 by Cowke

Ilaa 3 Madfac oo loo yaqaano nooca Hoobiyaha ah ayaa ku soo dhacday meel aan ka fogeeyn xarunta madaxtooyada Villa… Sii akhri

Gabadh la dhibaateysneyd isku day Kufsi oo loogu geystay Bosaso oo Caafimaad Dibada ah loo qaaday

Posted on December 23, 2017December 23, 2017 by Cowke

Gabadh Da’yar oo 16 Sano Jir ahayd islamarkaasina Nin isku dayay in uu kufsado uu rasaas dhanka hoose ee jirkeeda… Sii akhri

5 Caruur ah oo ku dhimatay Qarax ay ku ciyaarayeen Gaarisa

Posted on December 23, 2017December 23, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaarisa ee xarunta Woqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dhinteen… Sii akhri

Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur ”Wuu dhamaaday Xiligii Qoriga Dadka loogu hanjabi jiray “

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by Cowke

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta maxkmada Gobolka Banaadir wax dambi ah ku weeysay ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday. Cabdiraxmaan… Sii akhri

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka soo horjeeystay Xukunkii lagu sii daayay Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by Cowke

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir ayaa goordhow Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho waxa uu ka… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo wax dambi ah lagu waayay, lana siidaayay

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by Cowke

Waxaa goordhow Maxkamada Gobolka Banaadir ay ku dhawaaqday Go’aankii kama dambeeysta ahaa ee ku saabsanaa kiiskii lagu eedeeyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.