Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Juxa “Dalka Soomaaliya waa uu dayacanyahay”

Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa oo ka hadlayay munaasabad uu xilka ku wareejinayay oo… Sii akhri

Posted on January 9, 2018January 9, 2018 by Cowke

Qarax Ciidamada Dowlada Lagula eegtay Muqdisho

Posted on January 9, 2018 by Cowke

Waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ka dhacay Qarax miino oo la la eegtay ciidamo katirsan kuwa dowlada Soomaaliya,… Sii akhri

Wasiiradii Cusbaa oo lagu dhaariyay maanta Muqdisho

Posted on January 7, 2018January 7, 2018 by Cowke

Wasiiradii cusbaa ee uu dhowaan magacaabay Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Ayaa maanta lagu Dhaariyay Magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo goordhow u duulaya Garoowe

Posted on January 7, 2018January 7, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ku Wajahan Magaalada Garoowe. Diyaarada sida… Sii akhri

Tahriibayaal ku dhintay Xeebaha u dhaxeeya Liibiya iyo Talyaaniga

Posted on January 7, 2018 by Cowke

Ilaaladda xeebaha dalka talyaaniga oo kaashanaya maraakiibta caalamiga ah ee ka howlgala xeebaha dalkaasi ayaa waxa ay sheegeen in dooni… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horeysay safar ku tagaya Puntland

Posted on January 6, 2018January 6, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safarkiisii ugu horeyay ee tan iyo markii uu madaxweynaha noqday Maalinta… Sii akhri

Ciidamada Jabuuti oo qarax lagu la eegtay Buulo Barde

Posted on January 6, 2018January 6, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ee bartamaha dhulka Soomaaliya ayaa ku waramaya in Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah… Sii akhri

Ducaale:-“Al-shabaab ayaa nagu qasbay dhismaha Derbiga Xuduudka Soomaliya iyo Kenya”

Posted on January 6, 2018January 6, 2018 by Cowke

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Hogaamiyaha Aqlabiyada dalka Kenya ayaa hadlay darbiga Dowlada Kenya ay ka dhiseyso xadka Soomaaliya… Sii akhri

Koox Hubeeysan oo Labo Wiil oo Walaalo ahaa ku Dishay Muqdisho

Posted on January 6, 2018January 6, 2018 by Cowke

Koox Hubeeysan ayaa Degmada Xamar Weyne ee Magaalada Muqdisho ku dishay Labo Nin oo Dhalinyaro ahaa. Dilkaan ayaa waxa uu… Sii akhri

Yuusuf Garaad “Ra’iisul wasaarahu waxa uu xilka iga qaaday isaga oo howl qaran ii diray”

Posted on January 4, 2018January 4, 2018 by Cowke

Maanta oo ah Khamiis, taariikhdu ay tahay 4-ta January sannadka 2018, oo aan xalay aniga iyo Wasiiru Dowluhu ku daahnay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.