Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Ganacsigii Suuqa Bakaaraha oo maanta hakad ku jiro

Waxaa saakay oo Axad ah guud ahaan xiran Ganacsigii suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Arintaan ayaa ka dambeeysay kadib go’aan… Sii akhri

Posted on February 18, 2018February 18, 2018 by Cowke

R/W ku Xigeenka oo Garoonka Muqdisho ku qaabilay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Xukuumaddu ka soo qaadday Liibiya

Posted on February 17, 2018February 17, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Gulleed (Khadar) ayaa maanta garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Xiray Jarmalka

Posted on February 17, 2018 by Cowke

Madaxda dowladda Garmalka ayaa cadeesay in ay xireen wiil 20-sano jir Soomali ah, kaas oo looga shakiyay in xiriir dhaw… Sii akhri

Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Wasiir Siraaji oo Kismaayo ka dhaceeyso

Posted on February 15, 2018February 15, 2018 by Cowke

Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland maanta waxaa ka dhaceysa Doorashada Kursigii uu ka dhintay Allaha u naxariistii Marxuum Ex.… Sii akhri

Garsoore Cabdiqawi oo ka hadlay dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Posted on February 15, 2018February 15, 2018 by Cowke

Dr Cabdiqawi Axmed oo dhowaan loo doortay Madaxweynaha Maxkmada Caalamiga ah ee aduunka ayaa ka hadlay Dacwada Badda ee u… Sii akhri

Madaxweyne Jacob Zuma oo is casilay

Posted on February 15, 2018February 15, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Wadanka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa goordhow iska casilay xilka madaxweynaha dalkaasi Koonfur Afrika. Madaxweyne Zuma ayaa goordhow si… Sii akhri

Xiisad ka dhalatay Kordhinta Canshuurta qaadka oo ka taagan Hargeysa

Posted on February 14, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la magac baxay Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in xiisad ay… Sii akhri

MUQDISHO: Askari dhaawacay Masuul dowladeed

Posted on February 14, 2018 by Cowke

Askari Katirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa Goordhow Muqdisho ku dhaawacay masuul katirsan Dowlada Soomaaliya. Cabdullaahi Cabdikariin Maxamed Xiireey oo ah… Sii akhri

Faah Faahin: Ciidamo ka tirsan Somaliland oo isku dhiibay Puntland

Posted on February 12, 2018February 12, 2018 by Cowke

Ciidamadaan oo tiradooda aheyd 160-askari oo ka tirsanaa ciidamada maamulka Somaliland ayaa isku dhiibay ciidamada Puntland. Ciidamadan oo ku sugnaayeen… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in la da’dajiyo dhismaha Maqaamka Muqdisho

Posted on February 12, 2018February 12, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo qudbad ka jeediyay Munaasabad Casho Sharaf aheyd oo ay ka qeeyb… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.