Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo Xalay ku hoyday Wasaarada Gaashaandhiga

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay ku hoyday Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga oo ku taala Degmada Deyniile Nawaaxiga Washaradaha.… Sii akhri

Posted on March 13, 2018 by Cowke

Shirkada DP World oo dalka laga mamnuucay

Posted on March 12, 2018March 12, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucay Shirkada DP World ee laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta. Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo Dalka ka mamnuucaya Shirkadda DP World

Posted on March 12, 2018March 12, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho ayaa soo saaraya go’aan ku aadan shirkada… Sii akhri

Dowladda Soomaliya oo Sheegtay in Howlgal Lagu Dilay Wiil uu Dhalay Hogaamiyaha Al-shabaab

Posted on March 12, 2018 by Cowke

Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ciidamo mareykan ah ayaa weerar qorsheysan ku dilay Ciidamo iyo Saraakiil ka Tirsanaa … Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay wada hadalada Soomaaliland iyo Soomaaliya

Posted on March 11, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay arinta wada-hadalka Maamulka Somali-land. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhawaan… Sii akhri

Yariisow”“ Shacabka Waxay Codsanayaan Sidii loo da-dajin Lahaa Maqaamkii ay Yeeelan Laheyd Muqdisho”

Posted on March 11, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) ayaa ka hadlay arinta maqaamka Magaaladda Muqdisho. Eng.… Sii akhri

Soomaaliland oo Hakisay Wada hadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland

Posted on March 10, 2018 by Cowke

Maamulka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay in muddo bil ah ay hakiyeen wada hadalo lagu waday in ay yeeshaan Maamulka Soomaaliland… Sii akhri

Xukuumada Soomaaliya oo Dacwad ka Gudbisay Dowlada Imaaraadka Carabta

Posted on March 10, 2018 by Cowke

Wasaarada Arimaha dibada Xukuumada Federaalka Ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in dowlada Imaaraadka ayaa ka Gudbisay dacwad. Wasiirka Arimaha Dibada… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo maanta furaya Kalfadhiga Baarlamaanka

Posted on March 10, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 10-March daah furaya kalfadhiga… Sii akhri

Ciidamada Dowlada oo la wareegay Deegaanka Gamboole

Posted on March 10, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Gamboole oo dhaca duleedka Degmada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowlada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close