Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Gudoomiye Muudey oo Shaqadii Ka Joojiyay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sh Ibraahim Muudeey ayaa sheegay in shaqadii uu ka joojiyay Xog-hayaha Guud… Sii akhri

Posted on April 2, 2018 by Cowke

Gudoomiye Jawaari oo Beeniyay in uu is casilayo

Posted on April 1, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Xubno katirsan Baarlamaanka ay mooshin ka soo gudbiyeen ayaa beeniyay in uu… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo kormeeray qaar kamid ah degmooyinka Banaadir

Posted on April 1, 2018April 1, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay qaar kamid ah degmooyinka degmooyinka Gobolka Banaadir.… Sii akhri

Masuuliyiin dil iyo dhaawac loogu geeystay Muqdisho

Posted on April 1, 2018 by Cowke

Koox hubeeysan ayaa dil iyo dhaawac waxa ay Magaalada Muqdisho ugu geeysteen masuuliyiin katirsan Maamulka Degmada Xamar Weyne ee Muqdisho.… Sii akhri

Guddoomiye Jawaari oo faahfaahiyay sababta loo hakiyay kulankii Baarlamaanka

Posted on March 31, 2018March 31, 2018 by Cowke

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Mooshin uu ka yaalo Baarlamaanka oo goordhow Warbaahinta la hadlay ayaa… Sii akhri

Xildhibaan Jeesow “Mooshinku waa Sharci mana burburin”

Posted on March 29, 2018March 29, 2018 by Cowke

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan xildhibaanada wada Mooshinka Gudoomiye Jawaari ayaa ka wajaabay… Sii akhri

Xildhibaano sheegay in uu bur buray Mooshinkii Jawaari

Posted on March 29, 2018March 29, 2018 by Cowke

Waxaa xalay Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kulan ku yeeshay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanadaan oo sheegay in ay tiradooda… Sii akhri

Muqdisho oo lagu qabtay Waxyaabaha Maanka Dooriya iyo Hub

Posted on March 29, 2018 by Cowke

Ciidama amaanka dowladda soomaaliya ayaa xalay degmada wadajir ku qabtay waxyaabaha maanka dooriya sida qamriga xashiishka iyo sido kale hub… Sii akhri

Xildhibaanad lagu dilay Magaalada Muqdisho

Posted on March 28, 2018 by Cowke

Koox ku hubeeysanaa Bastoolado ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay ku toogteen Xildhibaan ka tirsaneyd Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Kooxahaasi… Sii akhri

Itoobiya oo yeelaneeysa Ra’isilwasaarihii ugu horeeyay oo Muslim ah

Posted on March 28, 2018 by Cowke

Dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeeysay waxaa Ra’isilwasaare ka Noqonayo Nin Oromo ah oo Muslim ah. Abiyyi Ahmed Ali waa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.