Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Imtixaanada Dugsiyada Sare ee Soomaaliya oo maanta loo fadhiisanayo iyo Reer Baled-weyne oo aan Galeeynin

Maanta oo ku beegan 5-May ayaa waxaa Guud ahaan Ardayda Fasalka ugu dambeeysa ee dugsiga sare waxa ay u fadhiisanayaan… Sii akhri

Posted on May 5, 2018May 5, 2018 by Cowke

Ciidamada Somaliland oo dad rayid ah dil iyo dhaawac ugu geystay Hargeysa

Posted on May 5, 2018May 5, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in saakay fal geeystay khasaare isugu… Sii akhri

Kheyre oo shir gudoomin doono shir ka dhacaya Brussels

Posted on May 2, 2018May 2, 2018 by Cowke

Magaalada Brussels ee caasimada dalka Belgium-ka ayaa maanta waxaa ka furmaya shir looga hadlayo arimaha Soomaaliya. Shirkaan oo ah mid… Sii akhri

TOOS U DAAWO: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo hadda Socoto

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by Cowke

Aadan Madoobe oo ka tanaasulay u tartamida Gudoomiyaha Baarlamaanka

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by Cowke

Shiikh Aadan Maxamed Nuur Shiikh Aadan Madoobe oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya horayna u soo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka… Sii akhri

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ku Geeriyooday

Posted on April 28, 2018April 28, 2018 by Cowke

Allaha u naxariistee Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Goordhow ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Xildhibaan Khaliif Cabdullaahi Dheere… Sii akhri

R/W Khayre oo Hay’adaha Samafalka codsi u diray

Posted on April 28, 2018April 28, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta kulamo deg-deg ah la yeeshay Wasiiradda Wasaaradaha Arrimaha Bulshada,… Sii akhri

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Gaalkacyo

Posted on April 28, 2018April 28, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi goordhow uu ka dhacay qarax ismiidaamin… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku Wajahan Burundi

Posted on April 28, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan dalka Burundi. Madaxweyne Farmaajo ayaa… Sii akhri

Ciidamo badan oo la dhigay isgooysyada Muqdisho

Posted on April 28, 2018 by Cowke

Ciidamo aad u farabadan oo katirsan kuwa dowlada Soomaaliya ayaa la dhigay isgooysyada Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Ciidamadaan oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.