Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Al-shabaab oo Madaafiic ku weeraray saldhiga ciidamada Turkiga ee Muqdisho

Kooxda Al-Shabaab ayaa saakay weerar dhanka cirka ah ku qaaday saldhiga ciidamada Turkiga ay ku leedahay deegaanka Jaziira ee duleedka… Sii akhri

Posted on May 12, 2018May 12, 2018 by Cowke

USA oo War ka soo saartay duqeyn Dad rayid ah ay ku dhinteen Soomaaliya

Posted on May 12, 2018May 12, 2018 by Cowke

Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay weerarkii todobaadkaan gudihiisa ka dhacay duleedka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Qoraal kasoo… Sii akhri

Xaflada Caleemasaarka Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka oo ka socota Muqdisho

Posted on May 10, 2018May 10, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa hadda ka socota xaflad lagu caleemo saarayo Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Maxamed… Sii akhri

Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Wanla Weyn

Posted on May 9, 2018May 9, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Degmada Wanla weyn ee Gobolka Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi goordhow uu ka dhacay… Sii akhri

Gudoomiye Yariisow oo Xildhibaanada Aqalka sare kala hadlay Maqaamka Muqdisho

Posted on May 9, 2018May 9, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa la kulmay Xubno katirsan Aqalka sare ee dalka.… Sii akhri

Gudoomiyaha cusub oo markii ugu horeeysay shir gudoominaya kulanka Baarlamaanka

Posted on May 7, 2018May 7, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Amb. Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shir gudoominaya kulankiisii ugu horeeyay ee Baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa mid… Sii akhri

ONLF:- “Axmed Madoobe wuxuu saxayaa khaladkii ay galeen madaxda Dowladda”

Posted on May 7, 2018May 7, 2018 by Cowke

Jamhadda ONLF ayaa ka hadashay kulankii dhex-maray Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe), iyo C/kariin Shiikh Muuse (Qalbi-dhagax)… Sii akhri

Niciimo Qorone oo xabsiga laga sii daayay

Posted on May 7, 2018May 7, 2018 by Cowke

Abwaanad Niciimo Qorone oo dhowaanahaan ku xirneyd magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa goordhoweyd dib xoriyadeedii u heshay. Madaxweynaha Somaliland… Sii akhri

Nin Hubeysan oo qoyskiisa ku laayay Muqdisho

Posted on May 5, 2018May 5, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho waxaa galinkii dambe ee maanta ka dhacay fal aad looga argagaxay oo ay ka naxeen dadka Magaalada Muqdisho.… Sii akhri

RW Kheyre oo Soo Xiray Shirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Turkiga

Posted on May 5, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Xalay soo xiray shirkii ganacsiga ee ganacsatada Soomaaliya iyo Turkiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.