Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo dharkii Ciida ugu deeqay Ciidamada Naafada Xooga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Dharka Ciida ugu deeqay Ciidamada Naafada xooga Dalka Soomaaliya. Ciidamadaan oo… Sii akhri

Posted on June 13, 2018June 14, 2018 by Cowke

Trump iyo Kim Jong-Un oo Kulan Yeeshay.

Posted on June 12, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa ku kulmay dalka Singapore, kaddibna is-gacan qaaday. Kulankan ayaa noqonaya kii… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta

Posted on June 11, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer howleed ku tegay wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta si… Sii akhri

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Posted on June 9, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi goordhow uu ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Amray in la Furo Wadooyinka Xiran

Posted on June 9, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo Ayaa hay’adaha maanka faray in la furo wadooyinka xiran ee Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal… Sii akhri

Nin iyo Xaaskiisa oo lagu Dilay Gobolka Baay

Posted on June 9, 2018 by Cowke

Sida uu sheegay gudoomiyaha dagmada Awdiinle ee Gobolka Baay Cali Xuseen Cali xalay afurkii kadib  rag hubeysan ayaa gudaha dagmada … Sii akhri

RW Kheyre oo Gaaray Dalka Jabuuti

Posted on June 6, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xsan Cali Khyre iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa caawa gaaray… Sii akhri

AKHRISO:-Shirkii Baydhabo oo la soo gabagabeeyay, war-murtiyeedna laga soo saaray

Posted on June 6, 2018June 6, 2018 by Cowke

Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada,… Sii akhri

Al-Shabaab oo La Wareegay Degmada Ceel-Waaq ee Gobolka Gedo

Posted on June 6, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxda Al-Shabaab ay halkaasi la wareegtay.… Sii akhri

Nabadoon iyo Ganacsade Caan ah oo lagu Dilay Muqdisho

Posted on June 6, 2018 by Cowke

Koox Bastoolado ku hubeeysanaa Ayaa Degmada Wada Jir ee Muqdisho waxa ay ku dileen Nabadoon Caan ahaa sidoo kalena kamid… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.