Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo Xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya

Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xilkii ka qaaday Taliyihii… Sii akhri

Posted on July 25, 2018July 25, 2018 by Cowke

Al-Shabaab oo Madaafiic ku weeraray Markab Taagnaa Xeebta Baraawe

Posted on July 22, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalo Xeebeedka Baraawe Gobolka Sh/Hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab Galinkii dambe… Sii akhri

Micheal Keating oo ku wajahan Magaalada Gaalkacyo

Posted on July 22, 2018 by Cowke

Xog-hayaha Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow oo saaka ah ku wajahan… Sii akhri

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay South Afrika

Posted on July 21, 2018 by Cowke

Wararka ka imaanaya dalka koonfur Afrika ayaa ku waramaya in Muwaadin Soomaaliyeed xalay lagu dilay Magaaladda Cape Town ee dalka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Dib dalka ugu soo laabtay

Posted on July 19, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib shirkii miro dhalka ahaa ee… Sii akhri

Farmaajo, Faysal iyo Galeydh oo ku Kulmay Brussels

Posted on July 18, 2018July 19, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Brussels ee caasimada dalka Biulgimka ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay kulan… Sii akhri

Ciidamada Jubbaland oo qabtay Nin Aabihiis dilay

Posted on July 17, 2018July 17, 2018 by Cowke

Ciidamada amaanka maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay Nin dhalinyaro ah oo Aabihiis ku dilay gobolka Jubbada Hoose. Falkaan ayaa… Sii akhri

Saraakiil ka tirsan nabad sugida Soomaaliya oo shaqada laga joojiyay

Posted on July 16, 2018July 16, 2018 by Cowke

Agaasimaha ha’ada nabad sudiga iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen ayaa shaqada ka joojiyay labo sarkaal oo ka tirsan… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay qaraxyadii Shalay Muqdisho

Posted on July 15, 2018July 15, 2018 by Cowke

Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaaraynaysaa weerarkii ay soo qaadeen Al-shabaab. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane… Sii akhri

Madaxweynaha oo Xilalkii ka qaaday Gudoomiyaasha Maxkmada G Banaadir iyo Racfaanka

Posted on July 14, 2018July 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxakamadda Racfaanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.