Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Xildhibaano katirsan Gal-Mudug oo Gudoomiye ku Doortay Dhuusamareeb

Kadib doorasho ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-Mudug ayeey Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Gal-Mudug ku doorteen Gudoomiye Cusub. Xildhibaanada ayaa… Sii akhri

Posted on October 9, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Posted on October 9, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Aqalka sare ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa kula kulmay ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u… Sii akhri

Dhageysiga Dacwada loo heeysto Cabdi Maxamuud Cumar oo bilaabatay

Posted on October 8, 2018October 8, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa sheegaya in maxkamad halkaasi ku taala ay goordhow… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Ingiriiska Ee Arrimaha Afrika

Posted on October 7, 2018October 7, 2018 by Cowke

-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka Ingiriiska ee arrimaha Afrika, Harriett Baldwin,… Sii akhri

Mukhtaar Roobow oo ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray Wasaaradda Amniga

Posted on October 6, 2018October 7, 2018 by Cowke

Xili dhawaan Wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya ay ka soo horjeysatay in Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur uu isku soo sharaxo jagada… Sii akhri

Gudoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo aqbalay Mooshin laga soo gudbiyay Waare

Posted on October 5, 2018October 6, 2018 by Cowke

Gudoonka Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa goordhow oo caawa ah aqbalay mooshin laga soo gudbiyay madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare. Gudoomiyaha… Sii akhri

Dad Shacab ah oo Toogtay Sarkaal sare oo katirsan Al-Shabaab

Posted on October 5, 2018 by Cowke

Waa arin ku cusub maqalka dhagaha Dadka Soomaaliyeed in dad shacab ah ay dilaan sarkaal sare oo katirsan Al-Shabaab. Arintaan… Sii akhri

Caruur ku Geeriyootay Miino ay ku Ciyaarayeen Gobolka Gal-Gaduud

Posted on October 5, 2018October 5, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaray gobolka Gal-Gaduud ee bartamaha dhulka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in caruur ay u geeriyoodeen miino… Sii akhri

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Posted on October 5, 2018October 5, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay muwaadiniin Soomaaliyeed. Dilkaan loo geeystay… Sii akhri

Shaqadii garoonka diyaaradaha Muqdisho oo maanta hakad ku jirta

Posted on October 3, 2018October 3, 2018 by Cowke

Waxaa maanta hakad ku jira shaqadii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Arintaan ayaa ka dambeeysay kadib markii ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.