Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isilwasare Abiy Axmed oo Nairobi ka dagay

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa caawa gaaray Nairobi. Madaxaeyne Farmaajo iyo… Sii akhri

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Itoobiya

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa ayaa waxa Garoonka… Sii akhri

Garbahaarey: Toogasho lagu fuliyay nin kufsaday haweeneey kadibna dilay

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu toogtay nin kufsaday… Sii akhri

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo la dhaariyay

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by Cowke

Wasiirka Wasaaradda Wabarshada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi… Sii akhri

Farmaajo oo u amba baxay Itoobiya

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta uudhoofay dalka Itoobiya. Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa ka warbixiyay safarka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay laamaha amniga

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay laamaha amniga, hawl wadeennada caafimaadka, hay’adaha gurmadka degdega ah iyo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Muqdisho

Posted on March 4, 2019March 4, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday Isbitaalka Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee… Sii akhri

Muqdisho: Ciidamada Amaanka oo qabtay koox dooneeysay in ay dil fuliyaan

Posted on March 4, 2019March 4, 2019 by Cowke

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay 3-nin oo katirsan Al-shabaab oo doonayay in ay dilaan haweeneey. Ragaasi… Sii akhri

Sarkaal lagu dilay Magaalada Baled-weyne

Posted on March 4, 2019March 4, 2019 by Cowke

Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu saakay dil… Sii akhri

Amar lagu soo rogay Jaamacadaha Muqdisho

Posted on March 3, 2019March 3, 2019 by Cowke

Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close