Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Boosaaso: Madaxweynaha Puntland oo booqday Cisbitaalka Guud iyo xarunta gobolka

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tegey Cisbitaalka Guud ee Boosaaso iyo xarunta Gobolka Bari. Kormeerka waxaa… Sii akhri

Posted on October 20, 2019October 20, 2019 by Liban Yusuf

Xilkasnimo la’aantaada: Han dhintay iyo hurguri (Q4)

Posted on October 20, 2019October 20, 2019 by Liban Yusuf

Midowgii Soofiyeeti oo hoggaaminayey xoogaggii Waarsow ee siyaasaddii garabka bidix caalamkana u ahaa miisaan siyaasadda lagu cabbiro, marka la barbardhigayo… Sii akhri

Masuuliyiin ka tirsan Puntland, Isimo iyo Waxgarad kale oo ka qayb galay Caleemo Saarka Nabadoon Nuur Jaamac Raage

Posted on October 10, 2019October 10, 2019 by Liban Yusuf

Munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday magaalada Garoowe ayaa lagu Caleemo saaray Nabadoon Nuur Jaamac Raage oo ka mid noqday… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo taliyeyaal u magacaabay Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Bariise

Posted on October 10, 2019October 10, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Maxamed Cali Bariise ayaa wareegto ugu… Sii akhri

Xilkasnimo la’aantaada: Puntland, sharci la’aanta oo sharci noqotay! (Q3)

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada London waxaa ku nool 17 million oo ruux marka lagu daro dadka gobollada ka soo shaqa taga, Qaahira-na waxaa… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaha Booliska Nugaal

Posted on October 7, 2019October 8, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Taliye cusub u magacaabay qaybta Booliska gobolka Nugaal. Madaxweyne Deni ayaa Taliyaha qaybta gobolka… Sii akhri

Madaxweyne Deni: Hawada Soomaaliya maahan Dukaan qof leeyahay

Posted on September 26, 2019September 26, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu ka qeyb galayo caleemo-saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxmed Islaan (Axmed Madoobe).… Sii akhri

Maxay tahay abaalmarinta la guddoon siiyay Farmaajo?

Posted on September 24, 2019September 24, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la guddoon siiyay… Sii akhri

Deni oo magacaabay Agaasimaha PISA

Posted on September 24, 2019September 24, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa caawa magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo hakisay duulimaadyadii Kismaayo

Posted on September 23, 2019September 23, 2019 by Liban Yusuf

Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la hakiyay diyaaradaha aada iyo kuwa ka yimaada garoonka diyaaaradaha magaalada Kismaayo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close