Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Baarlamaanka Puntland oo go’aano adag kasoo saaraya dhalinyarada tahriibaysa

Garowe(Puntland Post) Gudoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha gudaha iyo dowladda hoose Baarlamaanka Puntland Mudane Maxamed Axmed Jaceel ayaa wax laga… Sii akhri

Posted on April 20, 2016April 20, 2016 by Ducaale

Wasiirka Cadaalada Puntland oo ku baaqay in la caawiyo dadka soo barakacay

Posted on April 19, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wasiirka Cadaalada, arrimaha diinta iyo dhaqan celinta Puntlan ayaa maanta kormeer ku tagay mid ka mid ah kaamamka… Sii akhri

Jaaliyadda Jubbaland ee Maraykanka oo soo dhawayn u samaysay gudoomiyaha Jubbada Hoose

Posted on April 19, 2016April 19, 2016 by Ducaale

Minnepolis(Puntland Post) Jaaliyadda Jubbaland ee Waqooyiga Ameerika ayaa soo dhaweyn diiran u sameeyay gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose ee dowladda Jubbaland… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo yeelanaya kulan lagu meel marinayo guddiga doorashada Puntland

Posted on April 19, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Baarlamaanka Puntland ayaa yeelanaya kulan aan caadi ahayn oo ku meel marinayo guddiga doorashooyink Puntland oo madaxwayne Gaas… Sii akhri

Maxaabiistii laga qabtay Al-Shababkii Puntland soo weeraray oo waxbarasho loo bilaabay

Posted on April 19, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wasaradda Cadaalada, diinta iyo arrimaha dhaqan celinta Puntland ayaa maanta bilowday nidaamkii wax lagu bari lahaa dhalinyaradii ciidanka… Sii akhri

Ururka Ardaydda Jaamacadda PSU oo soo bandhigay waxa u qamsoomay 100-kii maalmood ee lasoo dhaafay

Posted on April 18, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Ururka ardayda Jaamacadda PSU ee PSUSDA ayaa soo bandhigay waxqabadkooda boqolkii maalmood ee lasoo dhaafay , munaasabadda ayaa… Sii akhri

Gabar Sawir qaade ah oo Kismaayo ka bilowday olale wax lagu barayo carruurta kabaha baalasha

Posted on April 18, 2016April 18, 2016 by Ducaale

Kismaayo(Puntland Post) Sahra Cabdiqadir Carte oo ka mid ah Gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool magalada Ksimaayo ee xarunta Gobalka Jubbadda… Sii akhri

DALNUURSHE: ‘DOCUMENTING SOMALIA’S FASCINATING NATURAL ENVIRONMENT

Posted on April 17, 2016April 17, 2016 by Ducaale

My eyes captured these incredibly powerful, uplifting and beautiful Images of Somalia’s magnificent landscape ever taken by Cali Ducally the… Sii akhri

Xafiiska xaquuqul aadanaha oo war-saxaafadeed kasoo saaray dad lagu xiray Puntland

Posted on April 17, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) War-saxaafadeed shalay galinkii danbe kasoo baxay xafiiska difaacaha xauuqda aadanaha Puntland ayaa lagu cambaareeyay howlgalo ciidanka ammaanku ka… Sii akhri

Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland oo maanso ka curiyay xaalada Soomaaliya ee 2016

Posted on April 17, 2016April 17, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa sidoo kalene ah qoraa si dhow ula socda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.