Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo ka war bixiyay roobabkii ugu danbeeyay ee Puntland ka da’ay

Garowe(Puntland Post) Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & horumarinta Reer Miyiga ee dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka… Sii akhri

Posted on April 27, 2016April 27, 2016 by Ducaale

Ururka dhakhaatiirta Puntland oo tacsi u diray Dr.Habiibo Nuux Ismaaciil

Posted on April 27, 2016April 27, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha ururka Dhakhaatiirta Puntland Dr.Cabdirisaaq Cartan ayaa dhambaal tacsi ah u diray isagoo wakiil ka ah guddiga dhakhaatiirta,… Sii akhri

Soomaaliya oo sannadkan lagu marti qaaday kulanka todobaadka bulshada Caalamka

Posted on April 27, 2016April 27, 2016 by Ducaale

Bogota(Puntland Post)Asbuucaan waxaa magala madaxda Dalka Colombia ee Bogota ka furmay shirka Todobaadka Bulshada Rayidka ah ee Caalamka, shirka socday… Sii akhri

Wasaradda waxbarashada Puntland oo soo saartey xeerka tacliinta sare ee Puntland

Posted on April 27, 2016April 27, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntand ayaa maanta daah furtay muqararka cusub ee dugsiyada hoose/dhexe ee… Sii akhri

Shirweynihii todobaad ee Gudiga-Haga Mashruuca “Deegaanku Waa Noloshaada” oo lagu qabtay Garoowe

Posted on April 27, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa martigelisay shirweynihii Todobaad ee gudiga haga mashruuca “Deegaanku… Sii akhri

Puntland oo loogu baaqay inay muhiimada siiso dhalinyarada wax ku bartay dalka

Posted on April 26, 2016April 26, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Cabdiqaadir Abshir Muuse (Guray) oo ka mid ah dhalinyaradda ku nool magalada Garowe ayaa Olale xooggan ugu jira… Sii akhri

Waa sidee jawiga magalo madaxda Puntland ee Garowe ka dib roobkii xalay ka da’ay?

Posted on April 26, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wajiga maanta oo Tallaado ah magalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa ka duwan sidii hore, ka dib markii… Sii akhri

Wasiirka Amniga Puntland oo laamaha amaanka ku dhaliilay wax ka qabasho la’aanta bedel bedelka

Posted on April 25, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magalada Garowe ayaa dhaliilay… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland oo Axmed Kismaayo u doortey Gudoomiye

Posted on April 25, 2016April 25, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland oo maanta markii ugu horaysay shirkoodii koowaad isagu yimi xarunta PDRC ee… Sii akhri

Gabdhaha Gobalka Nugaal oo maalintii 2-aad biyo dhaamin ka wada tuulooyinka abaartu ka jirto

Posted on April 25, 2016April 25, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Gabdhaha reer Puntland ee kasoo jeeda Gobalka Nugaal ayaa ka jawaabay qaylo dhaan xooggan oo kasoo gaartay qoysas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.