Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Puntland iyo Taliska sare ee EUNAVFOR oo Shir ku yeelanaya Markab dushiis

Dowladda Puntland iyo Taliska ugu sarreeya Ciidamada Badda Midowga Yurub (EUNAVFOR) ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa la filayaa in… Sii akhri

Posted on October 3, 2024October 3, 2024 by News Office

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo Maanta fadhi ka yeelanaya Xaaladda Soomaaliya

Posted on October 3, 2024 by News Office

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa lagu wadaa in uu gelinka danbe ee Maanta oo Khamiis ah fadhi ka yeesho Xaaladda… Sii akhri

Xubno ka tirsan Ilaalada Kacaanka Iran oo loo xiray dilka hoggaamiyihii Xisbullah

Posted on October 3, 2024 by News Office

Dilkii hoggaamiyihii Xisbullah Xasan Nasrallah kaddib markii u horreysay ayaa hadda la xaqiijiyay in la xiray xubno ka tirsan Ilaalada… Sii akhri

Israa’iil oo saaka duqaysay nawaaxiga xarunta Baarlamaanka dalka Lubnaan

Posted on October 3, 2024October 3, 2024 by News Office

Israa’iil ayaa aroornimadi hore ee saaka oo Khamiisa duqeysay batamaha magaalada Beyrut ee caasimadda Lubnaan, duqeymahaas oo la xaqiijiyay in… Sii akhri

Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran oo Maanta ka furmay Xarunta Madaxtooyada Muqdisho

Posted on October 2, 2024 by News Office

Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada, oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta diyaarad khaas ah ku tegey magaalada Boosaaso

Posted on October 2, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Madaxweyne Siciid Deni oo diyaarad Khaas… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Maanta lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Posted on October 2, 2024 by News Office

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen iyo Wefdi uu… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Boosaaso halkaasi oo uu dagaal kaga dhawaaqayo

Posted on October 2, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Arbaco ah ku wajahan magaalada Boosaaso. Ilo wareedyo ka tirsan Madaxtooyada ayaa… Sii akhri

Soomaaliya iyo Maraykanka oo kala saxiixday heshiis horumarineed oo ku kacaya $68.5 milyan oo Dollar

Posted on October 1, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiis horumarineed oo ku kacaya $68.5 milyan (Dollar) kula saxiixatay dowladda Mareykanka. Heshiiskani… Sii akhri

Jabuuti oo weli jawaab ka sugaysa Itoobiya kadib dekeddii ay u soo bandhigtay

Posted on October 1, 2024 by News Office

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay weli Itoobiya ka sugayso jawaab ku aaddan deked ay Jabuuti u soo bandhigtay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close