
Dadweynaha Maraykanka oo saaka u dareeray doorashada Madaxweynaha dalkaasi
Dadweynaha Maraykanka ayaa saaka oo Talaada ah u dareeraya goobaha ay yaalaan sanaadiiqda codadka, si ay u soo doortaan madaxweynaha… Sii akhri
Dadweynaha Maraykanka ayaa saaka oo Talaada ah u dareeraya goobaha ay yaalaan sanaadiiqda codadka, si ay u soo doortaan madaxweynaha… Sii akhri
Dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo Rasaas goos goos ah ayaa galabta laga maqlayaa jiidda degaanka Qorilugud oo ka tirsan gobolka Togdheer.… Sii akhri
Diyaaradda Air France ayaa si deg deg ah u joojisay duulimaad ay ku dalmaraysay badda cas, kaddib markii duuliyayaasha diyaaradda… Sii akhri
Turkiga ayaa sheegay in uu sii xoojinayo xiriirka qotoda dheer ee kala dhexeeya Afrika, isagoo shirkii ugu dambeeyay ee Afrika… Sii akhri
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir wada-tashi ah ku casuumay Xildhibaanada labbada Aqal ee Baarlamaanka BFS ku metela… Sii akhri
Wasiiru-dowlihii wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirashiid Jire Qalinle oo ka soo jeeda Jubaland ayaa Maanta iska casilay Xilkaasi. Qoraal… Sii akhri
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka shaacisay in ay hawlgal ku dishay ilaa 27 xubnood oo ka… Sii akhri
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa xalay shaacisay heshiis ay qaar kamid ah Xisbiyada Siyaasadda ee Puntland ka gaareen dhismaha Golaha… Sii akhri
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo wareysi bixiyay ayaa walaac ka muujiyay in Safaaradda Itoobiya ay ku taallo… Sii akhri
Hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ayaa lagu eedeeyay in ay basaastay Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga, Giorgia Meloni iyo xubno ku dhow… Sii akhri