Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo sharci-darro ku tilmaantay guddigii doorashada ee uu xalay magacaabay Madaxweyne Axmed Madoobe

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay tallaabada uu Madaxweyne Axmed Madoobe xalay ku magacaabay guddiga doorashooyinka Jubaland. Qoraal… Sii akhri

Posted on November 10, 2024November 10, 2024 by News Office

Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay guddiga doorashada Jubaland

Posted on November 10, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay guddiga madaxa banaan ee Xudduudaha iyo doorashooyinka Jubaland. Xubnaha guddiga oo… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u shaacisay in Ciidamada Itoobiya laga reebay Hawlgalka cusub ee AUSSM

Posted on November 9, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah si rasmi ah u shaacisay in Ciidamada Itoobiya laga reebay Hawlgalka cusub ee… Sii akhri

Dowladda Qatar oo dalkeeda ka ceyrinaysa hoggaanka Siyaasadda ururka Xamaas

Posted on November 9, 2024November 9, 2024 by News Office

Dowladda Qatar ayaa si cad ugu wargelisay hoggaanka ururka Xamaas ee ku sugan magaalada Dooxa in ay ka guuraan halkaasi,… Sii akhri

Geeddi iyo Xamari oo saaka mar kale loo doortay duqa caasimadda Garoowe iyo ku xigeenkiisa

Posted on November 9, 2024 by News Office

Xubnaha cusub ee golaha degaanka degmada Garoowe ayaa si rasmi ah loo dhaariyay Saaka oo Sabti ah, kadib munaasabad ka… Sii akhri

Xubnaha cusub ee golaha degaanka degmada Garoowe oo saaka la dhaarinayo

Posted on November 9, 2024 by News Office

Xarunta hay’adda PDRC ee magaalada Garoowe waxaa saaka oo Sabti ah ka socota Munaasabaddda dhaarinta xubnaha cusub ee golaha degaanka… Sii akhri

Dowladda Mareykanka oo sheegtay in Madaxweyne Donald Trump ka badbaaday isku day dil oo Iran u maleegtay

Posted on November 9, 2024November 9, 2024 by News Office

Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa shaacisay qorshe ay sheegtay in ay Iran soo maleegtay kaasi oo ay rabtay in ay ku… Sii akhri

Mareykanka oo qirtay in uu lee yahay diyaarad ku dhacday degaan ka tirsan Shabeellaha Hoose oo ay Al-shabaab maamusho

Posted on November 8, 2024 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa maanta oo Jimce ah xaqiijisay in diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee MQ-1C oo Mareykanku lee yahay… Sii akhri

Dowladda Japan oo Soomaaliya ka cafisay deyn dhan $100 milyan oo Dollar

Posted on November 8, 2024 by News Office

Dowladda Japan ayaa Soomaaliya ka cafisay in ka badan $100 milyan oo doollar oo deyn ah, kadib heshiis deyn cafin… Sii akhri

Xoghayaha Guddiga Arimaha dibadda Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Shiinaha

Posted on November 8, 2024 by News Office

Xoghayaha Guddiga Arimaha dibadda Iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Sayid Cali  Isaaq Maxamed ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close