Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Donald Trump oo magacaabay mas’uuliyiin aan wax khibrad ah u lahayn jagooyinka loo dhiibay

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay qaar ka mid ah xubnaha golahiisa wasiirrada ee soo socda, kuwaas… Sii akhri

Posted on November 14, 2024 by News Office

Sirdoonka Soomaaliya oo qabtay laba eedaysane oo loo haysto dil ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on November 13, 2024 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda dowlada Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ay gacanta ku soo dhigtay laba eedeysane oo… Sii akhri

Hargeysa: Tirinka codadka doorashada Somaliland oo bilaabatay

Posted on November 13, 2024November 13, 2024 by News Office

Tirinta codadka doorashada Somaliland ayaa bilaabatay bacdal makhrib, balse natiijada rasmiga ah waxa ay qaadanaysaa in lagu dhawaaqo mudda todobaad… Sii akhri

Bogagii Facebook ee Deni iyo Lugatoor oo hawada laga saaray iyo Puntland oo ku eedaysay Villa Somalia

Posted on November 13, 2024November 13, 2024 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa ku eedaysay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ka danbaysay weerarro lagu qaaday bogaga baraha bulshada madaxda Puntland,… Sii akhri

Shacabka Somaliland oo saaka u dareeray doorashada madaxtooyada iyo tan ururrada

Posted on November 13, 2024 by News Office

Shacabka Somaliland ayaa saaka u dareeray doorashadii madaxtooyada iyo ururada oo ay ku dooranayaan madaxweynaha shanta sanno ee soo socota… Sii akhri

62 jir ka caraysan furniinka xaaskiisa oo 35 qof ku dilay dalka Shiinaha

Posted on November 13, 2024November 13, 2024 by News Office

Ugu yaraan 35 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 43 kalana ay dhaawacmeen, kaddib marki nin 62 jir… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo War Rasmi ah ka soo saartay doorashooyinka Somaliland ee loo madlan yahay maalinta berri ah

Posted on November 12, 2024November 12, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa Warsaxaafadeed Rasmi ah ka soo saartay doorashooyinka Somaliland ee la qorsheeyay in ay qabsoomaan maalinta berri ah.… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee laga soo doorto Puntland oo si buuxda u taageeray Jubaland

Posted on November 12, 2024 by News Office

Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaamka Federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda Puntland ayaa si buuxda u taageeray in… Sii akhri

Madaxweyne Donald Trump oo magacaabay ninkii musaafirin lahaa Soogalootiga Mareykanka

Posted on November 12, 2024November 12, 2024 by News Office

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Thomas Homan, oo mar soo noqday ku simaha Madaxa Waaxda Socdaalka teeramki… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay in dowlad madax-bannaan loo aqoonsado Falastiin

Posted on November 12, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladd Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbad ka jeediyay, Shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee dowladaha Carabta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close