Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xuutiyiinta Yemen oo badda Cas ku weeraray Markab laga lee yahay Turkiga oo Israa’iil u socday

Kooxda Xuutiyiinta Yemen, ayaa markii u horreeysay weerarray markab laga leeyahay Turkiga oo isku dayay in uu adeegsado badda cas,… Sii akhri

Posted on November 20, 2024 by News Office

Ukraine oo Ruushka ku ridday gantaalaha Ridada dheer ee Mareykanku sameeyay

Posted on November 20, 2024November 20, 2024 by News Office

Dowladda Ukraine ayaa marki ugu horreysay Ruushka ku ridday dhowr gantaal oo ah nuuca riddada dheer, kuwaasi oo ka mid… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo caddeeyay Mowqifka Villa Somalia ee Wada-hadalladii Somaliland kadib guusha Cabdiraxmaan Cirro

Posted on November 19, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Somaliland mudane Cabdiraxmaan… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro

Posted on November 19, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha cusub ee loo doortay… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cirro oo ku guulaystay doorashadii xilka Madaxweynaha Somaliland

Posted on November 19, 2024November 19, 2024 by News Office

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ka tartamayay xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ku guulaystay xilka Madaxweynaha Somaliland. Guddoomiyaha guddiga… Sii akhri

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo ku baaqay in la kordhiyo Gargaarka Marinka Gaza

Posted on November 19, 2024 by News Office

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, oo ay ku jiraan Maraykanka iyo Britain ayaa codsaday in si degdeg ah loo… Sii akhri

R’iisul Wasaare Xamse: Waa sharci-darro hannaanka doorasho ee Axmed Madoobe ka wado Kismaayo

Posted on November 18, 2024November 18, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo hadal ka jeediyay munaasabad uu Xilka kula wareegayay Taliyaha cusub ee… Sii akhri

Magaalada Ceerigaabo oo gashay xaalad kacsanaan ah kadib dilkii caaqil Saalax Cali Gurey

Posted on November 18, 2024 by News Office

Xaalad kacsanaan ah ayaa ka jirta degmada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, kadib markii saaka halkaasi lagu dilay guurti Saalax… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo saaka su’aalo weydiin ugu yeeray mas’uuliyiin wasaaradda Maaliyadda

Posted on November 18, 2024 by News Office

Fadhiga saaka ee Baarlamaanka Puntland ayaa loo ballansan yahay in su’aalo lagu weydiiyo mas’uuliyiinta wasaaradda Maaliyadda. Qoraal kooban oo ka… Sii akhri

Guurti Saalax Maxamuud Cali Gurey oo saaka lagu dilay magaalada Ceerigaabo

Posted on November 18, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaasi lagu dilay mid kamid ah guurtida… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close