
Puntland oo mamnuucday Khamaarka 1xBet iyo kaararka gaarka ah ee Private Numbers
Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u mamnuucday adeegyada shirkadda Khamaarka ee 1xBet, islamarkaana joojisay kaararka gaarka loo furto ee… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u mamnuucday adeegyada shirkadda Khamaarka ee 1xBet, islamarkaana joojisay kaararka gaarka loo furto ee… Sii akhri
Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta fadhi wadajir ah ku ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Qaranka. Fadhiga wadajirka ah… Sii akhri
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta warbixin ka dhegeystay wasiirka Caafimaadka Siciid Jaamac Qorsheel, oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Caafimaadka.… Sii akhri
Waxaa saaka oo Sabti ah magaalada Boosaaso lagu qisaasay xukmane Maxamed Abshir Muuse oo lagu helay dilkii guddoomiye ku xigeenkii… Sii akhri
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Puntland, oo uu hoggaaminayo Wasiir Siciid Jaamac Qorsheel ayaa Saaka oo Sabti ah hortegay Golaha Baarlamaanka Puntland.… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay dagaal sifayn ah ku qaadayso kooxaha argagixisada ah ee ku sugan buuraleyda gobolka… Sii akhri
Dowladda Falastiin ayaa soo dhaweysay baaqa maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ay ka soo saartay soo qabashada ra’iisul wasaaraha Israa’iil… Sii akhri
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa sheegay in weerar ay ciidamadiisu ku qaadeen bariga Ukraine ee magaalada Dnipro subaxnimadii Khamiista, uu… Sii akhri
Maxkamadda Caalamiga ah ee Danbiyada (ICC) ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo wasiirkii… Sii akhri
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee magacaabista Agaasimaha Guud… Sii akhri