
Puntland oo baaq ka soo saartay dhaq dhaqaaqa kooxaha Daacish ee ka baxsanaya Hawlgalka Calmiska
Dowladda Puntland ayaa guud ahaan dadweynaha ugu baaqday in ay soo gudbiyaan xogta ku saabsan dhaq dhaqaaqa kooxaha argagixisada ah… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa guud ahaan dadweynaha ugu baaqday in ay soo gudbiyaan xogta ku saabsan dhaq dhaqaaqa kooxaha argagixisada ah… Sii akhri
Ciidamada Booliska dowladda Puntland, oo kaashanaya odayaasha degaanka ayaa hawlgal lagu burburinayo hogo-dhuxuleed ka sameeyay tuulooyinka Xarka-dheer iyo Habar-hunbulle oo… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso shir kula yeeshay Suldaan, Siciid Suldaan Cabdisalaan garaad Maxamuud… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabiley safiirka dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Wang Yu.… Sii akhri
Xildhibaannada Baarlamaanka Jubaland oo maanta fadhi yeeshay ayaa ansixiyay codsi uga yimid madaxweyne Axmed Madoobe oo ka dalbaday in loo… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa mar kale ka hadashay khilaafka ka taagan cidda maamulaysa mashruuca dhismaha jidka laamiga ah ee Gaalkacyo-Xarfo ee… Sii akhri
Shirkii labaad oo ku saabsan Xallinta colaad Beeleedda ka taagan Galbeedka Gobolka Mudug ayaa Maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee… Sii akhri
Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa jiho kasta ka go’doomiyay buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari oo ay ku dhuumaalaysanayaan Argagixisada Daacish.… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Deni ayaa cafis u fidiyay shakhsiyaad ka soo jeeda gobolka Bari oo lagu eedeeyay in ay… Sii akhri
Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay xilka qaadis ay sheegeen xubno ka tirsan golaha degaanka… Sii akhri