Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Somaliland oo laga qabsaday Taliskii Dhuyuc-xuunsho ee duleedka Laascaanood

Xoogagga Daraawiishta SSC-Khaatumo ayaa maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Ciidamada Somaliland ee Dhuyuc-xuunsho. Xogo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya… Sii akhri

Posted on March 26, 2023March 26, 2023 by News Office

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimayaal guud

Posted on March 26, 2023March 26, 2023 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta magacaabay laba Agaasime guud. Wareegto ka soo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray degmada Aadan Yabaal

Posted on March 26, 2023March 26, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada deeganadii laga xoreeyay Al-shabaab ayaa maanta gaaray… Sii akhri

Somaliland oo diiday ergadii nabad-raadinta colaadda Laascaanood

Posted on March 26, 2023March 26, 2023 by News Office

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sida la xaqiijinayo amar ku bixiyay in aysan Somaliland soo gelin ergada nabad-raadinta ee ka timid… Sii akhri

Taliyihii saldhiga galbeed ee magaalada Garoowe oo la dilay

Posted on March 26, 2023March 26, 2023 by News Office

Alle ha u naxariistee, taliyihii saldhiga galbeed ee caasimadda Garoowe laba xiddigle Axmed Cali Shire ayaa nin hubayan toogtay aroornimadii… Sii akhri

Dagaal xooggan oo mar kale ka qarxay jiidaha dagaalka Laascaanood

Posted on March 26, 2023March 26, 2023 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa goor dhaweyd weerar culus jihooyin kala duwan kaga soo qaaday magaalada Laascaanood. Weerarkaas kadib ayaa waxa bilowday… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wefdi uu hogaaminayo oo saaka safar ugu baxay degmada Aadan Yabaal

Posted on March 26, 2023March 26, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar ugu amba-baxay magaalada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellada… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Al-shabaab laga xoreeyay in ka badan 70 degaan

Posted on March 25, 2023March 26, 2023 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah shaacisay in hawlgallada ka socda dalka lagu dilay in ka badan 3000 kun… Sii akhri

Kumaandooska Danab oo beeniyay in ay qayb ka yihiin dagaalka Laascaanood

Posted on March 25, 2023March 25, 2023 by News Office

Taliska kumaandooska gaarka ah ee Danab oo ka tirsan milatariga dowladda Soomaaliya ayaa markii u horraysay si cad u beeniyay… Sii akhri

Dagaal culus oo ka dhacay degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellada dhexe

Posted on March 25, 2023March 25, 2023 by News Office

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa sida la xaqiijinayo saaka aroortii weerar ku qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla degmada Ruun-nirgood ee gobolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close