
Wejiga labaad ee daamur-saaridda Laamiga Ceeldaahir-Ceerigaabo oo laga bilaabay Cawsane ilaa Midigale
Guddiga dhismaha Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo ayaa bilaabay wejigii labaad ee daamur-saaridda jidlaasi ee inta u dhexaysa Cawsane ilaa Midigale. Xubno ka… Sii akhri