Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya oo xalay hawlgal ku dishay in ka badan 20 xubnood oo Shabaab ah

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA oo kaashanaysa Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheegtay in ay xalay fulisay… Sii akhri

Posted on March 29, 2025March 29, 2025 by News Office

Xuquuq Insaanka Puntland oo war ka soo saaray laba dhalinyaro ah oo todobaad gudihiis lagu dilay Garoowe

Posted on March 28, 2025 by News Office

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray si adag u cambaareeyay dilka laba dhalinyaro ah oo ka soo… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo meydad badan oo Daacish ah ugu tegey goobihii habeen ka hor Mareykanku duqeeyay

Posted on March 27, 2025March 27, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal ka sameeyay buuraha Calmiskaad ayaa gudaha u galay degaanka Aleelo-yar oo ka tirsan togga… Sii akhri

Puntland: Duqeyntii u danbaysay ee Mareykanka oo kooxda Daacish gaarsiisay khasaare aan hore loo qiyaasin

Posted on March 27, 2025 by News Office

Faahfaahin ka soo baxaysa duqeyntii habeen ka hor Mareykanku ka fuliyay buuraha Calmiskaad ayaa muujinaysa in khasaare aan hore loo… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta safar ugu baxay dalka Turkiga kaddib marti qaad uu ka helay Madaxweyne Erdogaan

Posted on March 27, 2025March 27, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay… Sii akhri

Xukuumadda madaxweyne Deni oo bilowday beegsiga siyaaasiyiinta ka ra’yi duwan

Posted on March 26, 2025 by News Office

Xukuumadda madaxweyne Siciid Deni oo bilowday in ay beegsato siyaasiyiinta ka ra’yi duwan ayaa maanta xabsiga dhigtay siyaasi Axmed Shire… Sii akhri

Marxuumkii labaad ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo todobaad gudihiis ah lagu dilay Garoowe

Posted on March 26, 2025 by News Office

Wiil da’diisa lagu sheegay 18 sanno jir ah oo ka soo jeeda degaannada Koonfur Galbeed, kaasi oo ka shaqaysan jiray… Sii akhri

Dowladda Mareykanka oo xalay duqeyn culus ku garaacday firxadkii argagixisada Daacish ee u baxsaday togga Miiraale

Posted on March 26, 2025March 26, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo qoraal kooban soo saartay ayaa sheegtay in duqeyn diyaaradeed oo culus xalay lagu garaacay togga Miiraale ee… Sii akhri

Dabley hubaysan oo aroornimadii hore ee saaka weerartay saldhiga bartamaha Boosaaso

Posted on March 26, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saaka dabley hubaysan oo ka caraysan hub xalay laga… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ku dilay miinaystayaal ka tirsan argagixisada Daacish

Posted on March 25, 2025March 25, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal ka sameeyay degaanka Guryo-samo ee nawaaxiga Buqo (Calmiskaad) ayaa halkaasi ku dilay 4 miinayste… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close