Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xoghayaha Golaha Ammaanka Ruushka oo maanta gaaray caasimadda Iran Tehran

Xoghayaha Golaha Ammaanka Ruushka, Sergei Shoigu ayaa maanta gaaray caasimadda Iran ee Tehran, halkaa oo la sheegay inuu kula kulmayo… Sii akhri

Posted on August 5, 2024 by News Office

Ra’iisal wasaarihi Bangladesh oo maanta is casishay kana carartay dalkeeda

Posted on August 5, 2024 by News Office

Ra’iisal wasaarihi Bangladesh Sheikh Hasina ayaa is casishay maantavwaxayna ka carartay dalkeeda, sida laga soo xigtay ilo wareedyo lagu kalsoonaan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo saaka safar ugu baxay gobolka Mudug

Posted on August 5, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda ayaa saaka safar ugu baxay gobolka Mudug.… Sii akhri

Rag loo haysto Shabaabnimo oo xalay ka baxsaday xabsi ku yaalla waqooyiga Gaalkacyo

Posted on August 5, 2024August 5, 2024 by News Office

Saddex xubnood oo loo haysto in ay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka al-shabaab islamarkaana dil iyo xabsi daa’im ku kala xukunnaa… Sii akhri

Israa’iil oo 30 Falastiiniyiin ah oo carruur u badan ku dishay marinka Gaza

Posted on August 5, 2024August 5, 2024 by News Office

Ciidamada Israa’iil ayaa duqeeyay laba iskuul oo kale oo ku yaalla magaalada Gaza, iyagoo dilay ugu yaraan 30 Falastiiniyiin ah… Sii akhri

Puntland oo qabatay shabakado argagixiso ah oo hub iyo qaraxyo siday

Posted on August 4, 2024 by News Office

Ciidamada PMPF oo kaashanaya hay’adda Sirdoonka Puntland ee PISA ayaa gacanta ku dhigay shakhsiyaad ka tirsan shabakado gacansaar la leh… Sii akhri

Xuutiyiinta Yemen oo la sheegay in ay Maraykanka ka soo rideen diyaarad ku qiimaysan $32 milyan oo Dollar

Posted on August 4, 2024 by News Office

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa maanta shaaciyay in ay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn oo uu Maraykanku lee yahay.… Sii akhri

Israa’iil oo duqayn culus ku garaacday marinka Gaza iyo Daanta Galbeed

Posted on August 4, 2024 by News Office

Ugu yaraan 15 Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Israa’iil ku bartilmaameedsadeen iskuul ku yaalla… Sii akhri

Qaramada Midoobey oo si adag u cambaareysay weerarkii Xeebta Liido ee Muqdisho

Posted on August 4, 2024 by News Office

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee habeen ka hor ka dhacay Xeebta Liido… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in saraakiil ciidan loo xirxiray weerarkii Xeebta Liido

Posted on August 4, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo xalay ku booqday isbitaalka Erdogan shacabka ku dhaawacmay weerarkii Xeebta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close