Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay caasimadda dalka Rwanda ee Kigali

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay weheliyaan wefdi kooban ayaa maanta gaaray dalka Rwanda. Madaxweyne Xasan… Sii akhri

Posted on August 11, 2024 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay 4 Agaasime guud

Posted on August 11, 2024August 11, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay 4 agaasime guud. 1. Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara) waxaa loo… Sii akhri

Madaxtooyada Puntland oo ka hadashay Kulankii Madaxweyne Deni la yeeshay Odayaasha iyo Bulshada Gaalkacyo

Posted on August 11, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada magalaada Gaalkacyo ee xarunta… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo saaka xarunta Madaxtooyada Gaalkacyo kula shirsan odayaasha dhaqanka iyo bulshada gobolka Mudug

Posted on August 11, 2024August 11, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Gaalkacyo ayaa saaka xarunta Madaxtooyada kula shirsan qaar kamid ah odayaasha dhaqanka… Sii akhri

Puntland: Guddi loo saaray qiimaynta Xaaladda Amniga iyo Caddaalada Gobolka Mudug oo shaqa bilaabay

Posted on August 11, 2024 by News Office

Guddi uu Madaxweyne Deni oo Gaalkacyo ku sugan u xilsaaray qiimaynta iyo u kuurgelidda xaaladda laamaha amniga iyo caddaaladda Gobolka… Sii akhri

Xuutiyiinta Yemen oo dilay 70 askari oo Kumaandoos ah kana socday Maraykanka iyo Israa’iil

Posted on August 10, 2024 by News Office

70 askari oo ka socda Israa’iil iyo Maraykanka ayaa lagu dilay dalka Yemen, halkaas oo ay si dhuumasho ah ku… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo muddaysay Kal-dhiga goleyaasha degaanka 7 degmo

Posted on August 10, 2024August 10, 2024 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Mudane Abdi Farah Juxa  ayaa muddeeyey kalfadhiga Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Caluula, Gumbax, Baargaal, Bareeda, Bandarbayla,… Sii akhri

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay mid kamid ah maxaabiistii ka baxsaday xabsiga Gaalkacyo

Posted on August 10, 2024 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen mid kamid ah afar maxbuus loo haysto falal argagixiso… Sii akhri

Turkiga oo sheegay in Wada-hadalkii Itoobiya iyo Soomaaliya oo Todobaadka danbe ka furmi doono magaalada Ankara

Posted on August 10, 2024 by News Office

Wejigii labaad ee Wada-xaajoodka Soomaaliya iyo Itoobiya oo wakhtigiisii laga soo hormariyay ayaa lagu wadaa in uu Todobaadka danbe ka… Sii akhri

Booliska Soomaaliya iyo Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL oo is afgarad ku gaaray magaalada Lyon

Posted on August 10, 2024August 10, 2024 by News Office

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen. Sulub Axmed Firin ayaa booqasho rasmi ah ku tegey xarunta guud ee Booliska Dunida (INTERPOL).… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close