Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Booliska Mareykanka oo baadi-goobaya nin hubaysan oo dad ku laayay Gobolka Kentucky

Booliska gobolka Kentucky ee waddanka Mareykanka ayaa sheegay in nin hubeysan oo weli baxsad ah uu Sabtidi shalay ilaa 7… Sii akhri

Posted on September 8, 2024September 8, 2024 by News Office

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Marinka Gaza

Posted on September 8, 2024September 8, 2024 by News Office

11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii… Sii akhri

Beesha Gahayle Siwaaqroon ee Majeerteen oo war ka soo saaray xaaladda Ceerigaabo

Posted on September 7, 2024September 7, 2024 by News Office

Beesha Maxamed Siwaaqroon (Gahayle) oo mudda saddex Cisho ah shir uga socday magaalada CARTA ee Gobolka Bari ayaa taageertay Baaqyadii… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo diiday in uu magaalada Beijing kula kulmo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya

Posted on September 7, 2024September 7, 2024 by News Office

Isku day ku aaddan in magaalada Beijing ee dalka Shiinaha lagu kulansiiyo Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa fashil… Sii akhri

Kenya: Ugu yaraan 18 arday oo ku dhintay dab qabsaday dugsiga hoose ee Hillside Endarasha

Posted on September 7, 2024September 7, 2024 by News Office

Dowladda Kenya ayaa sheegtay, in ugu yaraan 18 arday ay ku dhinteen 27 kalana ay ku dhaawacmeen kaddib marki uu… Sii akhri

Nin hubaysan oo weeraray Qunsuliyadda Israa’iil ee magaalada Munich

Posted on September 7, 2024September 7, 2024 by News Office

Booliska Jarmalka ayaa magaalada Munich ku toogtay nin u dhashay dalka Austria, ka dib markii ay rasaas isku weydaarsadeen meel… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee marinka Gaza iyo Daanta Galbeed

Posted on September 7, 2024September 7, 2024 by News Office

Ciidamada Israa’iil ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana… Sii akhri

Dowladda Shiinaha ayaa Soomaaliya ugu deeqday 200 oo milyan oo yuan

Posted on September 6, 2024September 6, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay Madaxweynaha Shiinaha, Mudane Xi… Sii akhri

Qaramada Midoobey oo ka deyrisay xaaladda ba’an ee ka taagan marinka Gaza

Posted on September 6, 2024 by News Office

Afhayeenka Qaramada Midoobey Stephane Dujarric ayaa sheegay in in ka badan hal milyan oo qof oo ku nool bartamaha iyo… Sii akhri

Rag Sahay u siday kooxaha Argagixisada ah iyo gaarigii ay wateen oo lagu qabtay Gobolka Mudug

Posted on September 6, 2024 by News Office

Ciidamada laamaha amniga Gobolka Mudug ee dhinaca Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay laba eedeysane iyo gaari ay wateen oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close