Barnaamij ku saabsan Kormeerkii Gobolka Sanaag Wafti Madaxtooyadda Puntland

Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland Abdirashiid Yuusuf Jibriil “Cawl” ayaa komeer baaxad leh ku tagay deegaano kala duwan oo ka tirsan Gobolka Sanaag, wuxuuna halkaasi kulamo kala duwan kula soo qaatay qaybaha bulshada ee ku dhaqan Gobolkaaso.

DAAWO BARNAAMIJKA