
Deegaanada Puntland (dhulka Uduga) ee Soomaaliya waxay soo mareen marxalado kala duwan, waxaana ku loolamay kooxo siyaasad ahaan isdiidan, ka dib 1991 marki dowladii dhexe Mohamed Siyaad Bare la riday. Loolankaasi waxaa uu ahaa mid awood iyo mid siyaasaded oo u dhexeeyey jabhadihii, wuxuu keenay kala qaybsanaan xagga fikirka iyo u jahaynt masiirka ummadda dhinacyada siyaasada iyo dhaqaalaha.
Bulshadii deegaanku waxay noqdeen kuwo u kala qaybsamay laba koox oo mid walba arragtideeda la qumanayd, waxaana jiray dadaalo ay wadeen waxgaradka gobolka oo ahaa in la mideeyo kooxaha iska hor imaanayay siyaasad ahaan kuwaas oo salka ku hayay guruubo hanoqoto Maanafesto ama Tuutaalay waxaa kaloo iyaguna dadaal ku jiray urur Diimeed.
Waxaannu u mahadcelinaynaa Siyaad Cali Jaamac, qoraha buugga, oo nuqulka buugga ku deeqay si loo akhristo buugga.
siyaadj@yahoo.com emailka qoraha raaci
Facebook uu leeyahay:
https://m.facebook.com/jamasiyad
You must be logged in to post a comment.