Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay guddiga dib-u furista wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho taas oo ay baahi weyn u qabaan shacabka caasimada.
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Mohamed Tuulah ayaa waxaa uu guddoomiye u yahay guddigaan oo ka kooban 7 Xubnood ayna kujiraan saraakiil ciidan.
AKRHISO
PUNTLANDPOST
You must be logged in to post a comment.