Bosaso[Puntland Post]-Gudiga dhismaha Masaajidka Dul-Xaj ee Magaalada Bosaso ayaa ku hawlan balaarinta iyo Dayactir lagu sameynayo Dhismaha Masaajidka oo ku yaala Bartamaha Bosaso.
Dhismaha iyo Balaarinta Masaajidka aya sababtay sida ay culumadu warbaahinta u sheegen in Ciriiri uu ka jiro Masaajidka wakhtigii kulaykana uu soo dhawaaday.
Culimada ayaa ugu baaqay dadka soomaliyeed meelkasta oo ay joogan in ay ka qeyb qaatan dhismaha Masaajidka Dul-Xaj ee Bosaso.
Faah-Faahin Gudiga Masaajidka -0907797683 Ama 0907799390
Hoos ka Daawo Muuqaalka Masaajidka iyo Culimada goobta ka hadashay.