SBC oo caawinta qoysaska danyarta ah ka waraysatay Cali Ducale iyo Ibraahim Wadani

BOSASO-(Puntland Post) Cali Cabdi Ducale oo ka mid ah wariyaasha Puntland Post iyo Ibraahim Muuse Dahraan (Wadani) oo ka tirsan Puntland Tv ayaa u istaagay caawinta qoysas danyar ah oo u baahna in la garab istaago xaaladoodana loosoo bandhigo umadda Soomaaliyeed si loo caawiyo, hoos ka daawo barnaamijkan.

PUNTLAND POST