Xafiisyo Kiro ah – Garowe

Xarunta City Center and Youth oo ku taalla magalada Garowe. Waxa ka banaan xafiisyo kiro ah oo ay u dhamaystiranyihiin dhammaan qalabkii xafiisku sida;

  1. Kuraastii
  2. Miisaskii
  3. Khanaadihii (shelves) oo labo nooc ah
  4. Suuli gudaha ugu jira xafiis kasta.
  5. Waxaa kale oo intaas dheer xarunth waxa ay leedahay
  6. Hool loogu talo galay shirarka iyo kulamada kale kaas oo kiraystuhu uu ku helayo si bilaash ah.
  7. Libarery ku qalabaysan buug iyo computers
  8. Khadka internetka oo xawaarihiisu sarreeyo.
  9. Koronto iyo biyo joogto ah
  10. Waxaa xaruntu ku kiraynaysaa xafiisyada ka banana qiimo jaban …
  11. Wixii faahfaahin ah kala xiriir Agaasimaha Xarunta City Center and Youth Cabdulqaadir Maxamed Cilmi Tell: 0907794378
  12. Email: Fkarood@hotmail.com
  13. Adress: xaafadda Israac- Garowe gaar ahaan dhanka koonfureed ee isgoyska jidka soddonka iyo jidka Dr, Jimcaale (meeraysane)