Shirkadda Duulimaadka ee TRANSOM waxay diyaarisay duulimaadyo raaxo leh magaalooyinka Garowe, Muqdisho, Gaalkacyo, Baydhabo iyo Doolo.
Shirkadda diyaaradaha ee Transom waxay diyaar u tahay in ay qaado wixii Cargo ah ee ku socda magaalooyinka kor ku xusan. Iyadoo shirkaddu kugu soo dhoweynayso qiimo Jaban iyo Adeeg Hufan.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa
Tel: 846033
Tel: 7632779
tel: 7358265
Xafiiska Garowe
Garowe Main Road
Hotel Safari Building.