
Liverpool Oo Ku Dhawaaqday In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Sadio Mane
Garowe-(Puntlandpost)-Kooxda Liverpool ayaa ku dhawaaqday in ay dhamaystirtay saxiixa xidigii kooxda Southampton ee Sadio Mane. Liverpool ayaa ku guulaystay saxiixa… Sii akhri
Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.
Garowe-(Puntlandpost)-Kooxda Liverpool ayaa ku dhawaaqday in ay dhamaystirtay saxiixa xidigii kooxda Southampton ee Sadio Mane. Liverpool ayaa ku guulaystay saxiixa… Sii akhri
Garowe-(Puntlandpost)-Italy ayaa caawa la kulmi doonta xulkii afar sano ka hor koobkaan ka qaaday ee Spain oo ay isku qaban… Sii akhri
Waa hadda ama maya waligeed!, xulka qaranka Argentina ayaa garbahooda ka dareemaya culays wayn waxayna sanadkii labaad oo xidhiidh ah… Sii akhri
Xulalka qaramada Wales iyo Northern Ireland ayaa iskaga hor imanaya kulanka labaad ee wareega 16 ka ee Euro 2016. Wales oo… Sii akhri
Garsooraha dhexdhexaadin doona kulanka adag ee Italy iyo Spain ee Euro 2016 habeenka isniinta waa garsooraha Turkiga Cuneyt Cakir. Kulankaan… Sii akhri
Halyeeyga Wales Gareth Bale ayaa loogu codeeyay xiddiga ugu fiican tartanka Euro 2016 wareegiisa group-yada sida ay ugu codeeyeen akhristayaasha… Sii akhri
(Yurub) 23 Juunyo 2016 – Waxaa dhamaystirmay isku aadka wareegga 16-ka tartanka qarammada Yurub ee Euro 2016, waxaana isku aaday xulal… Sii akhri
Xulka Iceland ayaa si taariikhi ah ugu soo baxay wareega 16ka ee Euro 2016 waana markii ugu horeysay abid ee… Sii akhri
Garowe-(Puntlandpost)-WAYNE ROONEY ayaa diyaar u ah inuu qandaraas cusub u saxiixo kooxdiisa Manchester United waayihiisa ciyaareedna ku soo afjaro Old… Sii akhri
Xulka Iceland ayaa si taariikhi ah ku bilowday koobkoodii ugu horeysay abid ka dib markii ay barbaro 1-1 ah… Sii akhri
You must be logged in to post a comment.