Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Midowga Murashixiinta Muqdisho oo walaac xooggan ka muujiyay Xiisadda Colaadeed ee Gobolka Hiiraan

Midowga Murashixiinta Muqdisho  ayaa walaac xooggan ka muujiyay xiisadda colaadeed ee ka aloosan magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiraan. Qoraal… Sii akhri

Posted on December 7, 2020December 7, 2020 by News Office

Shirka Madasha ISkaashiga ee Somalia Partnership Forum oo goor dhow Muqdisho ka furmaya

Posted on December 7, 2020December 7, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen rooble ayaa lagu wadaa, in uu saacadaha soo socdo magaalada muqdisho ka furmo Shirka… Sii akhri

Madaxweyne Trump oo Gobolka Georgia ka bilaabay olole doorasho

Posted on December 7, 2020December 7, 2020 by News Office

Madaxweynaha aan weli xilka wareejin ee Mareykanka Doland Trump, ayaa Sabtidii booqday Gobolka Georgia, si uu ugu ololeeyo laba Senator… Sii akhri

Dadweynaha Ghana oo saaka u dareeray doorashada madaxtinimada dalkaas

Posted on December 7, 2020December 7, 2020 by News Office

Dadweynaha waddanka Ghana ee Galbeedka Afrika, ayaa saaka oo Isniin ah u dareeray goobaha cod bixinta, si ay u doortaan… Sii akhri

Political Associations Criticise Puntland Government for Policy Inconsistencies

Posted on December 6, 2020December 6, 2020 by cph

Garowe (PP News Desk) — Six Puntland political associations have faulted Puntland Government for contradictory policies and inadequate response to… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Khadka Zoom-ka kaga qayb-gelaya Somali Partnership Forum

Posted on December 6, 2020December 6, 2020 by Desk

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa duhurnimada berri oo Isniin ah Khadka Online-ka ee Zoomka loo yaqaan, isagoo Garoowe jooga kaga… Sii akhri

Demonstrators Protest Puntland Government Inaction Over Inflation

Posted on December 6, 2020December 6, 2020 by cph

Garowe (PP News Desk) — Hundreds of people today took to the streets of Garowe to protest what they view… Sii akhri

Ururada Siyaasadda Puntland oo dhaliilay Xukuumadda iyo Baarlamaanka

Posted on December 6, 2020December 6, 2020 by Desk

Lix kamid ah ururada siyaasadda Puntland ayaa ka hadlay sicirbararka iyo xuldhibaanadii xasaanada laga qaaday. War-saxaafadeed ay wadajir u soo… Sii akhri

Puntland oo jaan-goysay Sarrifka Dollarka si loo xakameeyo Sicir-bararka

Posted on December 6, 2020December 6, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa shaacisay in joon-goyn rasmiya loo sameeyay Sarrifka Lacagta Dollar, si loo xakameeyo Sicir-bararka baahsan ee ka taagan… Sii akhri

Mudaharaad ka dhacay Garowe

Posted on December 6, 2020December 6, 2020 by Desk

Boqolaal dadweyne ah ayaa maanta mudaharaad ka sameeyay magaalada Gorawe, kuwaas oo ka cabanacay sicirbarbar baahan ee ka jira degaannada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close